{"id":891,"date":"2018-07-07T09:13:24","date_gmt":"2018-07-07T08:13:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=891"},"modified":"2018-07-07T09:13:24","modified_gmt":"2018-07-07T08:13:24","slug":"al-shabab-oo-guul-ka-sheegatay-dagaalka-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-guul-ka-sheegatay-dagaalka-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo guul ka sheegatay dagaalka Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Warka soo baxay Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamadooda ay dagaalka ka socda Gobolka Mudug ku dileen 25 ka mid ah Ciidamada Maamulka Galmudug sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>Al-shabaab waxaa ay sheegeen in dagaalka ka socda Degaannada Caad,Camaara iyo meelo kale ay kula jiraan Ciidamada Maamulka Galmudug oo ay sheegeen in ay Hubeysay Dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Al-shabaab waxaa ay warkooda ku sheegeen in Ciidamada Maamulka Galmudug ay damacsanyihiin in ay furaan Waddo Magaalada Hobyo ku xirta degaannada ismaamulka Somalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxaa ay warkooda ku beeniyeen in dagaalka socda uu u dhaxeeya Ciidamadooda iyo dadka degaanka,iyaga oo sheegay in arrintaas ay dowladda Federaalka ah sheegtay.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay degaanka Caad ee Gobolka Mudug waxaa ku dagaallamaya Al-shabaab iyo dadka degaanka iyada oo dadku ay sheegaan in Al-shabaab ay isku dhaceen kaddib markii lagu amray in ay Carruurtooda ku wareejiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warka soo baxay Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamadooda ay dagaalka ka socda Gobolka Mudug ku dileen 25 ka mid ah Ciidamada Maamulka Galmudug sida ay sheegeen. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in dagaalka ka socda Degaannada Caad,Camaara iyo meelo kale ay kula jiraan Ciidamada Maamulka Galmudug oo ay sheegeen in ay Hubeysay Dowladda Itoobiya&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":687,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/891"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=891"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/891\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}