{"id":88543,"date":"2024-07-15T15:49:14","date_gmt":"2024-07-15T14:49:14","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=88543"},"modified":"2024-07-15T16:41:26","modified_gmt":"2024-07-15T15:41:26","slug":"qaar-ka-mid-ah-dadka-magaalada-caabudwaaq-oo-u-gacanta-ku-dhigay-hub-ka-yimid-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-dadka-magaalada-caabudwaaq-oo-u-gacanta-ku-dhigay-hub-ka-yimid-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah dadka magaalada Caabudwaaq oo u gacanta ku dhigay Hub ka yimid dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in deegaanka Shiilo-madoow uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya iyo Maleeshiyo hubeysan oo degan deegaanka.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa salka ku haya ka dib markii Hub kala duwan oo saaranaa Laba gaari gaar ahaan nuuca Soomaalida ay u taqaan Candhabeedlaha oo galbinaya ciidanka Booliska ay ka soo gudbeen xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago Dowlad Deegaaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan magaalada Caabudwaaq oo la hadlay <strong>Mustaqbal Media<\/strong> ayaa u xaqiijiyey in gawaarida ay galbinayeen ciidanka Booliska, balse ay is hortaan ku sameeyeen dadka deegaanka, kuwaas oo markii dambe gacanta ku dhigay hubkii saarnaa mid ka mid ah labada gaari.<\/p>\n<figure id=\"attachment_88554\" aria-describedby=\"caption-attachment-88554\" style=\"width: 971px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-88554\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451300667_3712433079032057_5389285785208236085_n.jpg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"1082\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451300667_3712433079032057_5389285785208236085_n.jpg 733w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451300667_3712433079032057_5389285785208236085_n-269x300.jpg 269w\" sizes=\"(max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-88554\" class=\"wp-caption-text\">Qori ka mid ah hubka gacanta u galay shacabka magaalada<\/figcaption><\/figure>\n<p>Goobjoogaha ayaa sidoo kale noo sheegay in magaalada ay gaareen ciidan ka tirsan Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, kuwaas oo aan la ogeyn u jeedka balse wararku waxa ay sheegayaan in halkaas uu dagaal ka bilowday kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug gaar ahaan Wasaaradda Amniga iyo Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadal hubkaan ka soo\u00a0 gudbay xadka ay wadaagaan\u00a0 gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deegaanka Soomaaliya, weli si rasmi ah looma ogaan hubka halkii loo waday iyo ciddii lahayd.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in deegaanka Shiilo-madoow uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya iyo Maleeshiyo hubeysan oo degan deegaanka. Dagaalka ayaa salka ku haya ka dib markii Hub kala duwan oo saaranaa Laba gaari gaar ahaan nuuca Soomaalida ay u taqaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":88544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88543"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88556,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88543\/revisions\/88556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}