{"id":8834,"date":"2018-10-08T05:11:07","date_gmt":"2018-10-08T04:11:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8834"},"modified":"2018-10-08T05:11:07","modified_gmt":"2018-10-08T04:11:07","slug":"muxuu-ku-saabsanyahay-kulanka-golaha-shacabka-ee-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muxuu-ku-saabsanyahay-kulanka-golaha-shacabka-ee-maanta\/","title":{"rendered":"Muxuu ku saabsanyahay kulanka golaha shacabka ee maanta?"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kuwooda cadiga ah.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ayaa waxaa ay Xildhibaannada aqrinta 1aad marinayaan Hindise shacriyeedka dib u eegista xeerka Hanti dhowrka.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa kulankoodii kan ka horreeyay waxaa hortagay Wasiirka Wasaaradda howlaha guud,waxaana uu ku hor aqriyay xeerka naqshadeynta Magaalooyinka.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa aqrinta 1aad mariyay sharcigaas,waxaana xigi doona ilaa labo aqrin oo kale waxaana ay kaddib gelin doonaan codka si loo meel mariyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kuwooda cadiga ah. Kulanka maanta ayaa waxaa ay Xildhibaannada aqrinta 1aad marinayaan Hindise shacriyeedka dib u eegista xeerka Hanti dhowrka. Xildhibaannada ayaa kulankoodii kan ka horreeyay waxaa hortagay Wasiirka Wasaaradda howlaha guud,waxaana uu ku hor aqriyay xeerka naqshadeynta Magaalooyinka. Xildhibaannada ayaa aqrinta 1aad mariyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7103,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8834"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8834"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8834\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}