{"id":8827,"date":"2018-10-07T20:41:05","date_gmt":"2018-10-07T19:41:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8827"},"modified":"2018-10-07T20:41:05","modified_gmt":"2018-10-07T19:41:05","slug":"aqriso-mooshinkii-laga-gudbiyay-madaxweyne-waare-oo-xal-laga-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqriso-mooshinkii-laga-gudbiyay-madaxweyne-waare-oo-xal-laga-gaaray\/","title":{"rendered":"Aqriso:- Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Waare oo Xal laga gaaray."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in Xil laga gaaray Mooshinkii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulkaasi ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Kulamo aan dhammaad laheyn ayaa tan iyo 5-tii bishaan oo ahayd waqtigii Guddoonka Baarlamaanka ay aqbaleen Mooshinka ka socday Magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare uu qaatay dhaliilihii ay u jeediyeen Xildhibaanada, halka Baarlaamanka iyane lagu qasbay in ay dib ugu laabtaan Mooshinka.<\/p>\n<p>Halkaan ka Aqriso:-<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/43400864_303702303760060_4011458033799397376_n.jpg?_nc_cat=101&amp;oh=5f01fecfd59c4f92b0f7d66495acbde9&amp;oe=5C53334B\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/43342761_2203112209919477_5095413440353140736_n.jpg?_nc_cat=105&amp;oh=506ab66a0a43688fdccb2a2edc2e6e44&amp;oe=5C536B77\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in Xil laga gaaray Mooshinkii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulkaasi ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare. Kulamo aan dhammaad laheyn ayaa tan iyo 5-tii bishaan oo ahayd waqtigii Guddoonka Baarlamaanka ay aqbaleen Mooshinka ka socday Magaalada Jowhar. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7360,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8827"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8827"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8827\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}