{"id":8820,"date":"2018-10-07T15:28:22","date_gmt":"2018-10-07T14:28:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8820"},"modified":"2018-10-07T15:28:22","modified_gmt":"2018-10-07T14:28:22","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-sheegay-in-beesha-caalamka-uu-u-bandhigay-culeys-dfs-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-sheegay-in-beesha-caalamka-uu-u-bandhigay-culeys-dfs-saartay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Beesha Caalamka uu u bandhigay Culeys DFS Saartay."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay Magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa ka warbixyay safar uu ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Xaa oo ay soo dhoweeyeen Xubno katirsan Maamulka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qaybaha Bulshada ayaa u sheegay in uu Beesha Caalamka la wadaagay Cabashooyin ay ka qabaan Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Culeysyo badan ayuu tilmaamay in uu saaran yahay, beesha caalamka uu la wadaagay si ay talo wanaagsan u siiyaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Xalka ugu fudud ee uu ku yaraan karo ama uu ugu qaadmi karo ayuu ku sheegay in ay tahay Beesha Caalamka oo soo faragelisa, maadama iyada Dowladda siiso dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Waxa uu meesha ka saaray in Madaxda Galmudug ay isugu tageen Magaalada Nairobi si ay ugu yeeshaan Fadhi ay Beesha Caalamka ugu bandhigayeen Tabashooyinka ay ka qabaan Dowladda.<\/p>\n<p>10-ka bishaan waxa uu Madaxweyne Xaaf sheegay in ay isugu tagi doonaan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland si ay ugu yeeshaan kulanka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Markale ayuu sheegay in ay ka fadhiisan doonaan waxyaabaha iska badalay go&#8217;aankii ay ku hakiyeen Xiriirka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo waan-waanta golaha Aqalka sare ay wadaan.<\/p>\n<p>Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa Dowladda dhexe ku dhaliilay in ay faragelin ku heyso, waxaana shirkoodii ugu dambeeyay ay Kismaayo ku yeesheen ku sheegeen in ay hakiyeen Xiriirka Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay Magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa ka warbixyay safar uu ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Xaa oo ay soo dhoweeyeen Xubno katirsan Maamulka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qaybaha Bulshada ayaa u sheegay in uu Beesha Caalamka la wadaagay Cabashooyin ay ka qabaan Dowladda Federaalka. Culeysyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8821,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8820"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8820"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8820\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}