{"id":8806,"date":"2018-10-07T12:02:49","date_gmt":"2018-10-07T11:02:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8806"},"modified":"2018-10-07T12:02:49","modified_gmt":"2018-10-07T11:02:49","slug":"julen-lopetegui-muxuu-ka-yiri-xaalada-xun-oo-ay-kooxdiisa-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/julen-lopetegui-muxuu-ka-yiri-xaalada-xun-oo-ay-kooxdiisa-ku-jirto\/","title":{"rendered":"Julen Lopetegui muxuu ka yiri xaalada xun oo ay kooxdiisa ku jirto."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda tababare Lopetegui aya shalay markale la kulmay guuldaro xanuun badan iyago oo wax guul ah gaarin kulamadii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Julen Lopetegui iyo kooxdiisa ayaa soo bandhigay xilli ciyaareedkii ugu xumaa intii uu Florentino Perez madaxweynaha u ahaa kooxda kadib markii ay guuldaro kala kulantay Alaves.<\/p>\n<p>Lopetehui oo ka hadlay guuldaradii shalay ayaa yiri\u201d<\/p>\n<p>\u201cSida iska cad waan niyad jabsanahay sababta oo ah waxa aan doonaynay in aan guul gaadhno waxana aan ku bilaabanay si fiican, anaga oo abuurnay fursado fiican.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin xaqiiqada ayaa ah in aanan wax gool ah dhalin waana nalagu ciqaabay arintaas\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay ahayd ciqaab adag,laakiin waxa ay ka faa,iidaysteen fursadoodii\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMa Noqon karno qaar wax xun sawirta waa in aanu noqono qaar dagan sababta oo ah waan oganahay in aan ku jirno wakhti adag\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDad kale ayaa qaata go,aanka laakiin marnaba ma fiicna in la badalo tababaraha waxa ay noqon doontaa mid waali ah ayuu hadalkiisa kuso koobay tababaraha Real Madrid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda tababare Lopetegui aya shalay markale la kulmay guuldaro xanuun badan iyago oo wax guul ah gaarin kulamadii ugu dambeeyay. Julen Lopetegui iyo kooxdiisa ayaa soo bandhigay xilli ciyaareedkii ugu xumaa intii uu Florentino Perez madaxweynaha u ahaa kooxda kadib markii ay guuldaro kala kulantay Alaves. Lopetehui oo ka hadlay guuldaradii shalay ayaa yiri\u201d \u201cSida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8806"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8806"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8806\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}