{"id":8803,"date":"2018-10-07T11:56:28","date_gmt":"2018-10-07T10:56:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8803"},"modified":"2018-10-07T11:56:28","modified_gmt":"2018-10-07T10:56:28","slug":"al-shabab-oo-sheegatay-in-askar-ka-mid-ah-dowladda-ku-dishay-duleedka-jaziira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegatay-in-askar-ka-mid-ah-dowladda-ku-dishay-duleedka-jaziira\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegatay in Askar ka mid ah dowladda ku dishay duleedka Jaziira"},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Xarakada Al-shabab ayaa lagu sheegay in maanta ay ciidan ka tirsan AL-shabab weerar ku qaadeen Askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maray duleedka degaanka Jaziira.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa sheegatay in weerarkaas ay ku dileen shan ka mid ah Ciidamada dowladda halkaas oo ay sheegeen in meydkooda looga tagay.<\/p>\n<p>Sheegashada Al-shabab waxaa ay ku soo aadeysaa iyada oo Taliyaha Milatariga Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Idha-qarshe uu maanta booqasho ku tagay degaanka\u00a0Geed Timir oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1-17.jpg\" alt=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ayaa booqday xero cusub oo ay ciidanka ka sameysteen degaankaas,waxaana uu kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa.<\/p>\n<p>Waxa uu dhawaan sidoo kale booqday degaannada Ciidamad Dowladda ay kala wareegeen AL-shabab ee isku xir Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose iyo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa meelo ka mid Gobollada Hiiraan,Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha hoose ka billowday howlgallo ka dhan ah AL-shabab,waxaan Al-shabab dhinacooda ay sameynayaan weerarro u badan jid gal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Xarakada Al-shabab ayaa lagu sheegay in maanta ay ciidan ka tirsan AL-shabab weerar ku qaadeen Askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maray duleedka degaanka Jaziira. Al-shabab ayaa sheegatay in weerarkaas ay ku dileen shan ka mid ah Ciidamada dowladda halkaas oo ay sheegeen in meydkooda looga tagay. Sheegashada Al-shabab waxaa ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8209,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8803"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8803"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8803\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}