{"id":8779,"date":"2018-10-07T08:08:10","date_gmt":"2018-10-07T07:08:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8779"},"modified":"2018-10-07T08:08:10","modified_gmt":"2018-10-07T07:08:10","slug":"manchester-united-oo-ku-raad-joogta-daafac-bayer-u-ciyaarah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/manchester-united-oo-ku-raad-joogta-daafac-bayer-u-ciyaarah\/","title":{"rendered":"Manchester United oo ku raad joogta daafac Bayer u ciyaarah."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca Bayer Munich Mats Hummels.<\/p>\n<p>Hummels ayaa xili hore iska diiday inuu ku biro kooxda United xidigii hore ee Dortmoud ayaa sanadihii ugu dambeyay ku sugnaa kooxda Bayer.<\/p>\n<p>29 jirkaan ayaa la sheegay inuu doonayo inuu ka tago Allianz Arena isagoona sheegay inuu ku biirayo kooxda aan aheyn United.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wararka intaa ku daraya in tababare Jose uu doonayo inu xidigan keeno garoonka Old Trafford ee magaalada Manchester.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca Bayer Munich Mats Hummels. Hummels ayaa xili hore iska diiday inuu ku biro kooxda United xidigii hore ee Dortmoud ayaa sanadihii ugu dambeyay ku sugnaa kooxda Bayer. 29 jirkaan ayaa la sheegay inuu doonayo inuu ka tago Allianz Arena isagoona sheegay inuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8780,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8779"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8779"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8779\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}