{"id":8776,"date":"2018-10-07T07:56:04","date_gmt":"2018-10-07T06:56:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8776"},"modified":"2018-10-07T07:56:04","modified_gmt":"2018-10-07T06:56:04","slug":"alex-sanches-oo-guul-cajiib-ah-ku-hogaamiyay-kooxdiisa-united","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/alex-sanches-oo-guul-cajiib-ah-ku-hogaamiyay-kooxdiisa-united\/","title":{"rendered":"Alex Sanches oo guul cajiib ah ku hogaamiyay kooxdiisa United."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester United ayaa gaartay guul muhiim u ah kulanka ka dhacay garoonkeeda oo ay marti qaadeen kooxda Newcastle United.<\/p>\n<p>Alex Sanches oo badal kusoo galay ayaa Manchester United ka caawiyay in ay sameeyaan soo kabasho wanaagsan taasoo culayska ka yarayneysa Jose Mourinho.<\/p>\n<p>Newcastle oo marti ahayd ayaa 2 gool kala hormartay kooxda United oo aan garoonkeeda wax guul ah ku gaarin xilli ciyaareedkan isla markaana ay u dheereed cadaadis xooggan oo tababare Jose Mourinho saarnaa, waxaana goolasha oo dhashay 10-ki daqiiqo ee ugu horeeyay u kala dhaliyay Kenedy iyo Yoshinori Muto, waxaan aqaybta hore lagu kala nastay 2-0.<\/p>\n<p>Marki laysku soo laabtay United ayaa bandhig cajiib ah lasoo laabatay waxaana daqiiqadihi 70 iyo 76 goolasha bar-baraha u kala dhaliyay Mata iyo Martial, waxaana goolka saddaxaad daqiiqadi 90 u saxiixay Alexs Sanches oo bdal kusoo galay daqiiqadi 69 ee ciyaarta.<\/p>\n<p>Waa guushi u horaysay oo ay Man United xilli ciyaareedkan ku gaarto garoonkeeda old Traford, waxayna sidaasi culayska uga yareyneysaa Tababare Jose Mourinho oo aad lo hadal hayay in natiijada kulankan ay ku xernayd shaqadiisa Macalllimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester United ayaa gaartay guul muhiim u ah kulanka ka dhacay garoonkeeda oo ay marti qaadeen kooxda Newcastle United. Alex Sanches oo badal kusoo galay ayaa Manchester United ka caawiyay in ay sameeyaan soo kabasho wanaagsan taasoo culayska ka yarayneysa Jose Mourinho. Newcastle oo marti ahayd ayaa 2 gool kala hormartay kooxda United oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8776"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8776"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8776\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}