{"id":8588,"date":"2018-10-04T08:16:05","date_gmt":"2018-10-04T07:16:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8588"},"modified":"2018-10-04T08:16:05","modified_gmt":"2018-10-04T07:16:05","slug":"napoli-oo-guul-soo-daahday-ka-gaartay-liverpool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/napoli-oo-guul-soo-daahday-ka-gaartay-liverpool\/","title":{"rendered":"Napoli oo guul soo daahday ka gaartay Liverpool."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Napoli ayaa guul soo daahday ka gaartay kooxda Liverpool oo marti ku aheyd guriga Napoli.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa mid u badan dhanka kooxda Napoli kuwaas oo ahaa kuwo ka qaab ciyaareed fiican kooxda Liverpool xilli ay wiilasha Jurgen Klopp gabi ahaanba soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u liitay.<\/p>\n<p>Kooxda Napoli ayaa samaysay fursado waali ah oo goolal laga dhalin karo xilli ayna Liverpool samayn wax fursado ah oo goolal laga dhalin karay kulanka.<\/p>\n<p>Waxa bar-baro goolal la,aan ah ku dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta oo ay labada kooxood isku bar-bar dheceen garoonkana kala bexeen bar-baro goolal la,aan ah.<\/p>\n<p>Qaybtii dambe ayay si la mid ah Napoli ku bilaabatay kulanka si diiran iyaga oo qaadayay weeraro waali ah laakiin ay u suurtagali wayday in ay wax gool ah u badalaan fursadahaas.<\/p>\n<p>Liverpool ayaa dhankeeda heshay fursado yar-yar laakiin sidoo kale waxa ay ku fashilmeen in ay gool u badalaan iyaaga oo soo taaban waayay shabaqa kooxda Napoli.<\/p>\n<p>Kooxda Napoli ayaa daqiiqadii 90-aad dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Lorenzo Insigne kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa Napoli ciyaarta ayaana sidaa kuso dhamaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Napoli.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Napoli ayaa guul soo daahday ka gaartay kooxda Liverpool oo marti ku aheyd guriga Napoli. Kulanka ayaa ahaa mid u badan dhanka kooxda Napoli kuwaas oo ahaa kuwo ka qaab ciyaareed fiican kooxda Liverpool xilli ay wiilasha Jurgen Klopp gabi ahaanba soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u liitay. Kooxda Napoli ayaa samaysay fursado waali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8589,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8588"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8588"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8588\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}