{"id":8536,"date":"2018-10-03T12:58:33","date_gmt":"2018-10-03T11:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8536"},"modified":"2018-10-03T13:46:32","modified_gmt":"2018-10-03T12:46:32","slug":"wakiilka-cusub-ee-qaramada-midoobey-oo-soo-gaaray-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wakiilka-cusub-ee-qaramada-midoobey-oo-soo-gaaray-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobey oo soo gaaray Muqdisho,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayson ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wakiilka cusub ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlayay markii uu soo gaaray Muqdisho,waxaa uu yiri &#8216;sharaf iyo farxad ayey ii tahay soo dhaweyntiinna Muqdisho&#8217;.<\/p>\n<p>Markii uu soo gaaray Muqdisho waxaa uu salaan ka qaatay Ciidanka AMISOM ee jooga Muqdisho,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay madax ka tirsan AMISOM.<\/p>\n<p>Mr Nicholas, ayaa beddelay wakiilkii hore ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Kaeting,kaas oo Magaalada Newyork dhawaan xilka kula wareejiyay mr\u00a0Nicholas.<\/p>\n<p>Keating ayaa u dhashay Dalka UK,halka Mr\u00a0Nicholas uu ka soo jeedo Dalka Koofur Afrika,waxaa uu xilkan ka hor ahaa danjiraha Qaramada Midoobey ee Suudaan iyo Koofurta Suudaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DolMmsXXgAA-Kbp.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DolMpJdXoAEfyjU.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DolMnpOXgAAFU9Y.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42981070_1901443889910743_3333261308823863296_n.jpg?_nc_cat=107&amp;oh=fd12ba2f3918b34bfe3d16c0494e8141&amp;oe=5C631BEF\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/43058744_1901443679910764_4258384010113187840_n.jpg?_nc_cat=102&amp;oh=f2452f83b4132aa18f913275fd687aa7&amp;oe=5C51A979\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/43049733_1901443789910753_4984606376492793856_n.jpg?_nc_cat=108&amp;oh=5d1dd7935d6f1f7a5188509410d791d4&amp;oe=5C1ED54B\" alt=\"Image may contain: 1 person\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayson ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wakiilka cusub ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. Isaga oo ka hadlayay markii uu soo gaaray Muqdisho,waxaa uu yiri &#8216;sharaf iyo farxad ayey ii tahay soo dhaweyntiinna Muqdisho&#8217;&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8540,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8536"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8536"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8536\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}