{"id":8532,"date":"2018-10-03T12:17:21","date_gmt":"2018-10-03T11:17:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8532"},"modified":"2018-10-03T12:17:21","modified_gmt":"2018-10-03T11:17:21","slug":"david-luiz-oo-goaansaday-in-uu-heshiiska-u-kor-dhiyo-kooxdiisa-chelsea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/david-luiz-oo-goaansaday-in-uu-heshiiska-u-kor-dhiyo-kooxdiisa-chelsea\/","title":{"rendered":"David Luiz oo go\u2019aansaday in uu heshiiska u kor dhiyo kooxdiisa Chelsea."},"content":{"rendered":"<p>Daafaca reer Prazil David Luiz ayaa sheegay in uu heshiiska u kor dhin doono kooxdiisa Chelsea.<\/p>\n<p>Qandaraaska David Luiz ee Chelsea ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuxuuna soo bandhigayaa qaab ciyaareed fiican tan iyo markii uu kooxda qabtay tababare Sarri.<\/p>\n<p>Evening Standard ayaa sheegtay in maamulka Chelsea ay qorshaynayaan inay ka saxiixaan David Luiz hal sano oo dheeri ah taas oo ka dhigan inuu la sii joogi doono ilaa 2020.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa isku dayday inay iska iibiso David Luiz waqtigii tababare Antonio Conte maadaama ay aad isugu dheceen, wuxuuna ka soo muuqday Blues 2-dii sano ee uu joogay Conte kaliya 16-kulan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca reer Prazil David Luiz ayaa sheegay in uu heshiiska u kor dhin doono kooxdiisa Chelsea. Qandaraaska David Luiz ee Chelsea ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuxuuna soo bandhigayaa qaab ciyaareed fiican tan iyo markii uu kooxda qabtay tababare Sarri. Evening Standard ayaa sheegtay in maamulka Chelsea ay qorshaynayaan inay ka saxiixaan David Luiz hal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8533,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8532"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8532"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8532\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}