{"id":84903,"date":"2024-02-07T08:12:33","date_gmt":"2024-02-07T08:12:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=84903"},"modified":"2024-02-07T08:12:33","modified_gmt":"2024-02-07T08:12:33","slug":"dg-galmudug-oo-30000-ku-abaalmarisay-xulka-metalay-dowlad-goboleedkaas-ee-koobka-ku-guulaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dg-galmudug-oo-30000-ku-abaalmarisay-xulka-metalay-dowlad-goboleedkaas-ee-koobka-ku-guulaystay\/","title":{"rendered":"DG Galmudug oo $30,000 ku abaalmarisay Xulka metalay Dowlad-Goboleedkaas ee Koobka ku guulaystay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa xaflad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa ay ku abaalmariyeen Ciyaartoyda, Macalinka, kaaliyeyaashii la shaqeeyay &amp; dhammaan xubnihii qaybta ka ahaa xulka metalayay Dowlad-Goboleedkaas ee ku guulaystay koobka Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2023 ee Muqdisho ka dhacay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-84905 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Madaxda-Galmudug-Macallin-Tahliil.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Madaxda-Galmudug-Macallin-Tahliil.jpg 1440w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Madaxda-Galmudug-Macallin-Tahliil-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Madaxda-Galmudug-Macallin-Tahliil-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Madaxda-Galmudug-Macallin-Tahliil-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo dhinacyadiisa ay taagan yihiin ku xigeenkiisa &amp; Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayuu ku wareejiyay jeegga lacagta abaalmarinta xulka metalay Dowlad-Goboleedkaas ee gacanta ku dhigay koobkii ay tartanka adag u galeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/421952683_945463943816380_5959845923703457780_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=lc3X6dl0JaoAX9NAaH-&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfAyt6hm_JA773vg4D3vib5hoieLzg2fBhHbTBPDeIQy4g&amp;oe=65C8A45C\" alt=\"May be an image of 7 people and text that says 'WE ARE THE CHAMPION MJ WE re'\" \/><\/p>\n<p>Axmed Qoor-Qoor ayaa ciyaartoyda, Macallinka iyo dhammaan dadkii ku lugta lahaa in Ciyaartoyda Metalaysa Dowlad-Goboleedka Galmudug waxa uu ku bogaadiyay kaalintii firfircooneed oo ay isu dhiirrageliyeen taasi oo ugu dambayn u fududeysay in ay koobka ay ka dejiyaan Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/424990022_945463963816378_608918911087674757_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=szAEsL9odeMAX8GKO1d&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AfB0T90KDTCIzJXpVyYtNLOTUHHtka2gJLgQTMZwg3YN6w&amp;oe=65C8D03A\" alt=\"May be an image of 5 people, people playing soccer and text\" \/><\/p>\n<p>Xulka Dowlad-Goboleedka Galmudug oo ku guulaystay koobka Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir sanadka 2023 waxa ay ciyaartii ugu dambaysay gool ku laad uga qaadayn dhiggooda Hir-Shabeelle waxaana ay sidaas kusoo galeen Dowlad-Goboleedyada ku guulaystay Koobaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/421943491_945463363816438_965389974556418799_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=9j8Oy3W2-_MAX-6LcAr&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AfAbCyvdypZ4Z_8ZU0IrmjSOR6ODpQ0XkolOPkcl9X8CiQ&amp;oe=65C847BE\" alt=\"May be an image of one or more people, crowd, dais and text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa xaflad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa ay ku abaalmariyeen Ciyaartoyda, Macalinka, kaaliyeyaashii la shaqeeyay &amp; dhammaan xubnihii qaybta ka ahaa xulka metalayay Dowlad-Goboleedkaas ee ku guulaystay koobka Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2023 ee Muqdisho ka dhacay. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo dhinacyadiisa ay taagan yihiin ku xigeenkiisa &amp;&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":84904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84903"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84906,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84903\/revisions\/84906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}