{"id":84900,"date":"2024-02-07T08:09:10","date_gmt":"2024-02-07T08:09:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=84900"},"modified":"2024-02-07T08:09:10","modified_gmt":"2024-02-07T08:09:10","slug":"booliiska-dg-puntland-oo-qabtay-rag-hubaysan-oo-doon-watay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliiska-dg-puntland-oo-qabtay-rag-hubaysan-oo-doon-watay\/","title":{"rendered":"Booliiska DG Puntland oo qabtay Rag hubaysan oo Doon watay."},"content":{"rendered":"<p>Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Rag hubaysan oo gaaraya ilaa saddex qof iyo doon nooca kalluumaysiga oo ay wateen waxaana u saarnaa hub &amp; walxa kale oo sharooto lagu dahaaray balse aysan faah-faahin.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday doonta, hubka saarnaa &amp; Ragga lasoo qabtay waxa ay saraakiisha ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland sheegeen in Raggaas ay sameeyeen falal jebinaya awaamiir horay ay usoo saareen.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay Raas Casayr waxaana saraakiisha Ciidamada Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ay tilmaaameen in ay baaritaanno dheeraad ah ku samaynayaan Raggaan si loo ogaado ujeedkooda.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland u qaabilsan Raas Casayr Gaashaanle Sare Fu\u2019aad Maxamuud Garab-yare oo howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in ciidamado ay hayeen xogta doontaan isla markaana gacanta kusoo dhigeen.<\/p>\n<p>La soco wixii soo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Rag hubaysan oo gaaraya ilaa saddex qof iyo doon nooca kalluumaysiga oo ay wateen waxaana u saarnaa hub &amp; walxa kale oo sharooto lagu dahaaray balse aysan faah-faahin. Sawirro laga soo qaaday doonta, hubka saarnaa &amp; Ragga lasoo qabtay waxa ay saraakiisha ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland sheegeen in Raggaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":84901,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84900"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84902,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84900\/revisions\/84902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}