{"id":8471,"date":"2018-10-03T05:37:20","date_gmt":"2018-10-03T04:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8471"},"modified":"2018-10-03T05:37:20","modified_gmt":"2018-10-03T04:37:20","slug":"indha-qarshe-sanadka-soo-socda-al-shabab-waan-ka-saareynaa-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/indha-qarshe-sanadka-soo-socda-al-shabab-waan-ka-saareynaa-dalka\/","title":{"rendered":"Indha-qarshe: &#8216; sanadka soo socda Al-shabab waan ka saareynaa dalka&#8217;"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe),ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah AL-shabaab.<\/p>\n<p>Taliye Indha-qarshe ayaa sheegay in inta ka dhiman sanadkan iyo sanadka soo socda ee 2019ka ay Ciidamada dowladda Al-shabaab ka saari doonaan dalka.<\/p>\n<p>Daahir Aadan Cilmi waxaa uu ku baaqay in dadka \u00a0Rayidka ah ka baxaan xeryaha Ciidamada Milatariga.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Ciidanka uu ku shaqeynayo xeryaha ciidamada si ay ula wareegaan amaanka dalka.<\/p>\n<p>Indha-Qarshe ayaa sheegay in xeryaha Ciidamada ay muhiim u yihiin howlgallada ka dhanka ah AL-shabaab islamarkaana ay kaalin ka qaadan karaan sidii dalka looga saari lahaa Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe),ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah AL-shabaab. Taliye Indha-qarshe ayaa sheegay in inta ka dhiman sanadkan iyo sanadka soo socda ee 2019ka ay Ciidamada dowladda Al-shabaab ka saari doonaan dalka. Daahir Aadan Cilmi waxaa uu ku baaqay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8471"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8471"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8471\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}