{"id":8467,"date":"2018-10-03T05:16:45","date_gmt":"2018-10-03T04:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8467"},"modified":"2018-10-03T05:16:45","modified_gmt":"2018-10-03T04:16:45","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-soo-gaba-gabeynaya-doodda-xeer-hoosaaskooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-soo-gaba-gabeynaya-doodda-xeer-hoosaaskooda\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo maanta soo gaba gabeynaya doodda Xeer-hoosaaskooda"},"content":{"rendered":"<p>Kulanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu ka qabsoomo Xaruntooda Muqdisho,waxaana ajendaha ka mid ah soo gaba gabeynta doodda xeer-hoosaadka Golaha shacabka.<\/p>\n<p>Xeer-hoosaadka ayey Xildhibaannada ka doodayeen todobaadkan oo dhan,waxaana Xildhibaannada ay isku mari waayeen dhowr qodob oo ay ka mid tahay XIldhibaannada labada xil isku haya sida Xildhibaan iyo Wasiir, xeer hoosaadka ay sameynayaan iyo in ay qaadanayaan kuwii hore.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaannada ayaa ku dooday in sidoo kale isbeddel lagu sameeyo tirada mooshinka looga keeni karo Madaxweynaha iyo inta xilka ka qaadi karto.<\/p>\n<p>Xildhibaanno kale ayaa ku dooday in xeer-hoosaadka Baarlamaankii 9aad lagu dhaqmo la iskana dhaafo xeer-hoosaad cusub.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanno kale ayaa sheegay in xeer-hoosaadka hadda laga doodayo ay soo diyaarisay xukuumadda looba baahanyahay in isbeddel lagu sameeyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeynna maanta ayaa lagu wadaa in la soo gunaanado doodda xeer-hoosaadka Golaha shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu ka qabsoomo Xaruntooda Muqdisho,waxaana ajendaha ka mid ah soo gaba gabeynta doodda xeer-hoosaadka Golaha shacabka. Xeer-hoosaadka ayey Xildhibaannada ka doodayeen todobaadkan oo dhan,waxaana Xildhibaannada ay isku mari waayeen dhowr qodob oo ay ka mid tahay XIldhibaannada labada xil isku haya sida Xildhibaan iyo Wasiir,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7103,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8467"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8467"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8467\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}