{"id":8451,"date":"2018-10-02T17:29:54","date_gmt":"2018-10-02T16:29:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8451"},"modified":"2018-10-02T17:29:54","modified_gmt":"2018-10-02T16:29:54","slug":"wasaaradda-maaliyadda-puntland-oo-canshuureysa-warqadaha-dalaaq-muujinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-maaliyadda-puntland-oo-canshuureysa-warqadaha-dalaaq-muujinta\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Canshuureysa Warqadaha Dalaaq-muujinta."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay in ay Carshuur kusoo rogtay Waqadda Dalaaq-muujinta ee Caddeyn ahaanta loo siiyo Haweenka la furo.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in ay ka qaadeyso lacag dhan <strong>$20 (Labaatan Dollar)<\/strong> oo canshuur ah kuna waajibeyso Ninka Xaaskiisa fura ee raaciya warqadda dalaaq-muujinta ah.<\/p>\n<p>Ma sheegin Wasaaradda Halka lagu shubayo Lacagtaan ama la dhigayo, Balse go&#8217;aankaan ayay ku sheegtay in uu yahay mid ay dhaqan gelinayaan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ay ku qaadeyso Lacagaha Canshuurta dhinacyada ay ku waajibtay, si dhaqaalaha Puntland uu sare u kaco.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Dakhliga Soo gala Maamulkiisa iyo lacagaha ay bixiyaan aan sinneen.<\/p>\n<p>Gaas ayaa intaa ku daray in Canshuurta Dekedaha iyo Garoomada Diyaaradaha aan ahayn kuwa joogtada ah ee lagu tashto, balse Canshuurta salfadhiso leh ay tahay Tan Dadka laga qaado.<\/p>\n<p>Shaqo abuurka ayuu tibaaxay in ay ka qaybqaadato isaga oo tusaale usoo qaatay Maxkamadaha iyo Goobo kale oo maareyn kara Shaqo la&#8217;aanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay in ay Carshuur kusoo rogtay Waqadda Dalaaq-muujinta ee Caddeyn ahaanta loo siiyo Haweenka la furo. Wasaaradda ayaa sheegtay in ay ka qaadeyso lacag dhan $20 (Labaatan Dollar) oo canshuur ah kuna waajibeyso Ninka Xaaskiisa fura ee raaciya warqadda dalaaq-muujinta ah. Ma sheegin Wasaaradda Halka lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[73,59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8451"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8451"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8451\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}