{"id":8439,"date":"2018-10-02T12:44:02","date_gmt":"2018-10-02T11:44:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8439"},"modified":"2018-10-02T12:44:02","modified_gmt":"2018-10-02T11:44:02","slug":"ramsey-oo-ku-wajahan-horyaalka-spain-yuu-ku-biirayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ramsey-oo-ku-wajahan-horyaalka-spain-yuu-ku-biirayaa\/","title":{"rendered":"Ramsey oo ku wajahan horyaalka Spain, yuu ku biirayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda Real Madrid ee dalka Spain.<\/p>\n<p>Ramsey ayaa 10kii sanno ee u danbeysay ku qaatay Emirates Stadium, lakiin waxa uu u muuqdaa in xiddiga reer Wales inuu ka tagi doono Gunners xagaaga soo socda ka dib markii qandaraas cusub kooxda ay siin weeysay.<\/p>\n<p>27-jirkaan ayaa kooxo kala duwan dalab ka helaya waxaana ka mid ah kooxaha reer Ingiriis, Liverpool Man United iyo Chelsea oo dhamaan xiddigan xiiseynaya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay TEAMtalk, Real ayaa u aragto Ramsey inuu yahay bedelka mustaqbalka dheer ee Toni Kroos ama Luka Modric, kaasoo mustaqbalkiisa aan weli la hubin isago si wayn loola xiriiriyay Inter Milan suuqii xagaaga.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sheeganeysa in xiddiga heerka caalami ee xulka qaranka Wales Ramsey, Gareth Bale la weydiiyay ciyaaryahanka ka hor inta uusan dalab ka helin bilaha soo socda.<\/p>\n<p>Ramsey ayaa loo ogol yahay inuu heshiis u saxiixi karo kooxda uu doorto bolowga sanadka 2019.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda Real Madrid ee dalka Spain. Ramsey ayaa 10kii sanno ee u danbeysay ku qaatay Emirates Stadium, lakiin waxa uu u muuqdaa in xiddiga reer Wales inuu ka tagi doono Gunners xagaaga soo socda ka dib markii qandaraas cusub&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8440,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8439"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8439"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8439\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}