{"id":8432,"date":"2018-10-02T12:10:34","date_gmt":"2018-10-02T11:10:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8432"},"modified":"2018-10-02T12:10:34","modified_gmt":"2018-10-02T11:10:34","slug":"qof-ismiidaamiyay-oo-13-qof-ku-dilay-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qof-ismiidaamiyay-oo-13-qof-ku-dilay-afghanistan\/","title":{"rendered":"Qof ismiidaamiyay oo 13 qof ku dilay Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 Qof ayaa geeriyootay halka 25 kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Qof isku xiray walxaha qarax uu dhexgalay Dad ka qeybqaadanayay olole doorasho Gobolka\u00a0Nangarhar.<\/p>\n<p>Dadka dhintay waxaa ka mid ah shan Musharrax oo u tartamayay doorashada dhaceysa 20ka Bishan October,sida ay xaqiijiyeen Guddiga doorashada Dalka Afghanistan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka\u00a0Ataullah Khogyani, oo ka hadlayay caasimad Goboleedka Jalalabaad ayaa xaqiijiyay dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxa.<\/p>\n<p>Qof ka mid ah dadkii ka qeybgelayay isu soobaxa lagu taageerayay musharrax\u00a0Abdul Nasir Mohmmand, ayaa sheegay in ugu yaraan 250 Qof ay ka qeybgalayeen,markii uu qaraxa dhacayayna ay hadlayeen Odayaasha.<\/p>\n<p>Ururrada Daalibaan iyo Daacish ayaa ku hanjabay in ay carqaladeynayaan doorashada dowladaha hoose ee Bishan ka dhaceysa guud ahaan dalka Afghanistan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 Qof ayaa geeriyootay halka 25 kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Qof isku xiray walxaha qarax uu dhexgalay Dad ka qeybqaadanayay olole doorasho Gobolka\u00a0Nangarhar. Dadka dhintay waxaa ka mid ah shan Musharrax oo u tartamayay doorashada dhaceysa 20ka Bishan October,sida ay xaqiijiyeen Guddiga doorashada Dalka Afghanistan. Afhayeenka Gobolka\u00a0Ataullah Khogyani, oo ka hadlayay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8436,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8432"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8432"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8432\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}