{"id":8423,"date":"2018-10-02T10:43:40","date_gmt":"2018-10-02T09:43:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8423"},"modified":"2018-10-02T10:43:40","modified_gmt":"2018-10-02T09:43:40","slug":"mareykanka-oo-sheegtay-duqeyn-ka-dhacday-duleedka-jamaame","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-duqeyn-ka-dhacday-duleedka-jamaame\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegtay duqeyn ka dhacday duleedka Jamaame"},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday Duleedka Degmada Jamaame lagu dilay xubno ka mid ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Weerarkan oo ay Mareykanka sheegeen in uu dhacay Isniintii shalay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku dileen 9 xubnood oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab mid kalena ku dhaawaceen.<\/p>\n<p>Qoraalka AFRICOM ka soo baxay ayaa lagu sheegay in khasaara shacab gaaray ay baaris ku sameynayaan haddiiba uu jiro.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay in howlgalkaas ay ku fuliyeen oggolaanshaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo taageeraya nabadda Soomaaliya oo ay qeyb ka tahay AMISOM.<\/p>\n<p>Weerarka ayey ku sheegeen in uu dhacay kaddib markii Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay weerar kala kulmeen kuwa AL-shabaab,sidaasna jawaab ku bixiyeen Ciidanka Mareykanka ah.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarrada noocan ah uu sii wadi doono Mareykanka isaga oo kaashanaya AMISOM iyo Ciidanka Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday Duleedka Degmada Jamaame lagu dilay xubno ka mid ah Al-shabaab. Weerarkan oo ay Mareykanka sheegeen in uu dhacay Isniintii shalay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku dileen 9 xubnood oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab mid kalena ku dhaawaceen&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2324,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8423"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8423"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8423\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}