{"id":8418,"date":"2018-10-02T09:12:55","date_gmt":"2018-10-02T08:12:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8418"},"modified":"2018-10-02T09:34:24","modified_gmt":"2018-10-02T08:34:24","slug":"madaxweyne-gaas-oo-magacaabay-taliyaha-ciidamada-kaydka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-gaas-oo-magacaabay-taliyaha-ciidamada-kaydka-puntland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Kaydka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Digreeto oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka ah ee Puntland.<\/p>\n<p>Digreetada oo Ku Taariikheysan Maanta oo ah 2-da Oktoobar waxa uu Madaxweyne Gaas ku sheegay in markii uu arkay Baahida loo qabo Taliyaha Ciidamada Kaydka Puntland uu u Magacaabay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in uu u Cuksaday Qodobo kamid ah Dastuurka Puntland oo u ogolaanayo in uu sameeyo Magacaabistaan.<\/p>\n<p>Taliyaha Xilkaan loo Magacaabay ayaa shalay Wareejiyay Xilka Gudoomiyihii Gobolka Nugaal ee Puntland, waxaana Xigay Xilka Taliyaha Ciidamada Kaydka ee Puntland oo maanta loo magacaabay.<\/p>\n<p>Hoos ka aqriso Digreetada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-8420\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-300x186.png\" alt=\"\" width=\"637\" height=\"395\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-300x186.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-768x477.png 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-1024x636.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-356x220.png 356w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-696x432.png 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-1068x663.png 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms-1-676x420.png 676w\" sizes=\"(max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dastuurka Dowladda Puntland<\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo<\/p>\n<p><strong>Wuxuu Xeeriyey:<\/strong><\/p>\n<p>1.Waxaa <strong>G\/Sare<\/strong> <strong>Cumar \u00a0Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne <\/strong>) loo magacaabay Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0-DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAFIISKA WARFAAFINTA, WACY-GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Digreeto oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka ah ee Puntland. Digreetada oo Ku Taariikheysan Maanta oo ah 2-da Oktoobar waxa uu Madaxweyne Gaas ku sheegay in markii uu arkay Baahida loo qabo Taliyaha Ciidamada Kaydka Puntland uu u Magacaabay. Sidoo kale waxa uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4701,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8418"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8418"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8418\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}