{"id":8414,"date":"2018-10-02T08:49:50","date_gmt":"2018-10-02T07:49:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8414"},"modified":"2018-10-02T08:49:50","modified_gmt":"2018-10-02T07:49:50","slug":"hordhaca-cska-moscow-vs-real-madridxaqiiqooyinka-kulanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-cska-moscow-vs-real-madridxaqiiqooyinka-kulanka\/","title":{"rendered":"HORDHACA: CSKA Moscow vs Real Madrid+Xaqiiqooyinka Kulanka."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa rajaynaysa in ay ka soo laabato niyad jabkii Labadii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka La Liga ee ay midna guuldaro kala kulantay kooxda Sevilla iyada oo aan wax gool ah dhalin midna bar-baro la gashay kooxda Atletico Madrid si la mid ah iyada oo aan wax gool ah dhalin.<\/p>\n<p>Los Blancos oo doonaysa in ay sii wado difaacashada tartanka ay aadka u jeceshahay ee champions League ayaa marti u noqon doonta kooxda CSKA Moscow kulankiidii 2-aad ee champions League.<\/p>\n<p>Kooxda Real Madrid ayaa guul ku bilaabatay tartanka iyada oo garaacday kooxda Roma waxana ay doonayaan in ay sii wadaan guulaha mid kalena ka yimaadaan Russia<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee kooxda Real Madrid ayaa u baahan in ay ku jirto maalinteedii ugu fiicnayd maadama ay ku dhibaatooto marka ay booqdaan garoomada Russia.<\/p>\n<p><strong>Kulanka: CSKA Moscow vs Real Madrid<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Tartanka: Champions League<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Wakhtiga: 10:00 Habeenimo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka: Luzhniki Stadium<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Labada kooxood ayaa bar-baro ku kala baxay sanadkii 201\/2012 tartanka champions league xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Real Madrid ayaa 5\/2 ugu baxday wareega bug baxa markaas oo ay iska hor yimaadeen wareega 16-ka tartanka champions Leageu xilli ciyaareedkaas.<\/p>\n<p>Kulankii lugtii hore ee ka dhacay Mscow waxa ay labada kooxood ku kala bexeen bar-baro 1\/1 ah laakiin Los Blancos ayaa kulankii dambe 4\/1 ku xasuuqday kooxda reer Russia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa rajaynaysa in ay ka soo laabato niyad jabkii Labadii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka La Liga ee ay midna guuldaro kala kulantay kooxda Sevilla iyada oo aan wax gool ah dhalin midna bar-baro la gashay kooxda Atletico Madrid si la mid ah iyada oo aan wax gool ah dhalin. Los&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8415,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8414"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8414"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8414\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}