{"id":8408,"date":"2018-10-02T07:57:30","date_gmt":"2018-10-02T06:57:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8408"},"modified":"2018-10-02T07:57:30","modified_gmt":"2018-10-02T06:57:30","slug":"dad-ku-dhintay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dad-ku-dhintay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Dad ku dhintay shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 6 Qof ayaa ku geeriyootay halka tiro kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu shil galay Gaari Xamuul ah.<\/p>\n<p>Shilka ayaa saaka ka dhacay degaanka Gawaan ee Koofurta Gobolka Mudug,waxaana ku dhintay lix qof halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dadka dhaawaca ah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Koofurta Magaalada Gaalkacyo halkaas oo lagu dabiibayo dhaawacooda.<\/p>\n<p>Gaariga shilka galay waxaa uu ku sii socday Magaalada Xeebeedka Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shilalka Gaadiidka ayaa inta badan ka dhaca Soomaaliya,waxaana ugu badan bur burka Waddooyinka oo aan muddo dheer dayactir helin.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa inta badan qeyb ka ah wadayaasha Gaadiidka oo xawaare sare ku kaxeeya Gaadiidka xilliga ay marayaan Waddooyinka Burbursan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 6 Qof ayaa ku geeriyootay halka tiro kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu shil galay Gaari Xamuul ah. Shilka ayaa saaka ka dhacay degaanka Gawaan ee Koofurta Gobolka Mudug,waxaana ku dhintay lix qof halka tiro kale ay ku dhaawacmeen. Dadka dhaawaca ah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Koofurta Magaalada Gaalkacyo halkaas oo lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8409,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8408"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8408\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}