{"id":832,"date":"2018-07-05T12:36:57","date_gmt":"2018-07-05T11:36:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=832"},"modified":"2018-07-05T12:36:57","modified_gmt":"2018-07-05T11:36:57","slug":"qolkii-uu-ku-xirnaan-jiray-mandela-oo-lagu-seexdo-300000-habeenkiiba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qolkii-uu-ku-xirnaan-jiray-mandela-oo-lagu-seexdo-300000-habeenkiiba\/","title":{"rendered":"Qolkii uu ku xirnaan jiray Mandela oo lagu seexdo $300,000 habeenkiiba"},"content":{"rendered":"<p>Xabsiga\u00a0Robben Island \u00a0ee uu ku xirnaan jiray Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelsan Mandela ayaa hadda Habeenkiiba lagu seexdaa lacag dhan $300,000 (saddex Boqoloo kun) oo doollarka Mareykanka ah.<br \/>\nMunaasibaddan waxaa ay dhacdaa sanadkiiba mar,waxaana seexda Dadka sharikadaha maalqabeennada ka ah madaxda fulinta.<\/p>\n<p>Lacagta halkaas ka soo xaroota ayaa lagu caawiyaa hay&#8217;adaha samafalka oo ku fuliya gargaarka Caalamka.<\/p>\n<p>Qolka uu ku xirnaa Mandela Nambarkiisu waxaa uu ahaa\u00a046664,waxaana sanadkasta munaasibaddan la qabtaa 11ka Julay oo ku beegan dhalashadiisa,xabsigan waxaa uu Mandela noloshiisa ku qaatay 18 Sano oo ka mid ahayd 27 Sano oo uu xabsi ku jiray.<\/p>\n<p>Dad badan oo maalqabeenno ah ayaa Internerka ka soo codsanayay,waxaana lagu billaabay $250,000 oo doollar haddase waxaa ay gaareysaa $300,000 doollar.<\/p>\n<p>Maaqabeennada markii hore waxaa ay Habeen seexan jireen Kaabadda ama Buundada Mandela ee Magaalada\u00a0\u00a0Johannesburg,si loo dhiirro geliyo ka hortagga faqriga,waxaana hadda loo beddelay Xabsigii uu ku xirnaa Mandela ee\u00a0Johannesburg.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabsiga\u00a0Robben Island \u00a0ee uu ku xirnaan jiray Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelsan Mandela ayaa hadda Habeenkiiba lagu seexdaa lacag dhan $300,000 (saddex Boqoloo kun) oo doollarka Mareykanka ah. Munaasibaddan waxaa ay dhacdaa sanadkiiba mar,waxaana seexda Dadka sharikadaha maalqabeennada ka ah madaxda fulinta. Lacagta halkaas ka soo xaroota ayaa lagu caawiyaa hay&#8217;adaha samafalka oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":833,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=832"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/832\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}