{"id":8208,"date":"2018-09-29T12:17:48","date_gmt":"2018-09-29T11:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8208"},"modified":"2018-09-29T12:17:48","modified_gmt":"2018-09-29T11:17:48","slug":"al-shabab-oo-qabsaday-degaanno-ku-dhow-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-qabsaday-degaanno-ku-dhow-balcad\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo qabsaday degaanno ku dhow Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo garaay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay maanta la wareegeen dhowr tuulo oo hoostaga degmadaas.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegaya in Ciidamada Al-shabab lagu arkay degaannada kala ah; Yaaqli, Dhagaxow iyo Mukay Dheere.<\/p>\n<p>Waxaa ay dadku sheegayaan in Ciidanka Al-shabab ay isugu yeereen dadka degaanka kaddib markii ay degaannadaas qabsadeen,halkaas oo ay dadka kula hadleen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Qaasim Furdug,oo aanu la xiriirnay ayaan ka jawaabin wicitaankeenna.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa sheegatay in Ciidamada Dowladda ee degaannadaas joogay \u00a0ay u baxsadeen dhinaca Magaalada Balcad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo garaay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay maanta la wareegeen dhowr tuulo oo hoostaga degmadaas. Dadka degaanka ayaa sheegaya in Ciidamada Al-shabab lagu arkay degaannada kala ah; Yaaqli, Dhagaxow iyo Mukay Dheere. Waxaa ay dadku sheegayaan in Ciidanka Al-shabab ay isugu yeereen dadka degaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8209,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8208"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8208"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8208\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}