{"id":8187,"date":"2018-09-29T10:02:41","date_gmt":"2018-09-29T09:02:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8187"},"modified":"2018-09-29T10:02:41","modified_gmt":"2018-09-29T09:02:41","slug":"virgil-van-dijk-oo-seegi-kara-kulanka-chelsea-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/virgil-van-dijk-oo-seegi-kara-kulanka-chelsea-sabab\/","title":{"rendered":"Virgil Van Dijk oo seegi kara kulanka Chelsea, Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Daafaca kooxda Liverpool Van Dijk aya shaki weyn la galiyay taam ahaan shihiisa kulanka adag ee ay la ciyaaridoonaan Chelsea.<\/p>\n<p>Daafacan oo dhaawac ku seegay kulankii Carabao Cup-ka ee Arbacadii ayaa si maldahan u sheegay in uu taam u yahay in uu markan ka hor tago kooxda chelsea kulanka cwa.<\/p>\n<p>Kooxaha Liverpool iyo chelsea ayaa markii 2-aad kulmi doona muddo 6 maalmood ah gudohood iyaga oo markan isaga hor iman doona kulan ka tirsan horyaalka \u00a0premier league ah kana dhici doona Stamford Bridg.<\/p>\n<p>Xiddiga ayaa bogiisa Instegram-ka ku soo qoray\u201d Waxa aan diirada saarayaa kulanka weyn ee \u00a0ka dhici doona Stamford Bridge ee aan la ciyaari doono chelsea\u201d.<\/p>\n<p>Hadii uu xiddigan taam u noqdo kulankan waxa ay u noqon doontaa farxad weyn tababare Klopp iyo taageerayaasha Reds maadama uu xiddigu muhiim ka yahay kooxda Liverpool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca kooxda Liverpool Van Dijk aya shaki weyn la galiyay taam ahaan shihiisa kulanka adag ee ay la ciyaaridoonaan Chelsea. Daafacan oo dhaawac ku seegay kulankii Carabao Cup-ka ee Arbacadii ayaa si maldahan u sheegay in uu taam u yahay in uu markan ka hor tago kooxda chelsea kulanka cwa. Kooxaha Liverpool iyo chelsea ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8188,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8187"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8187"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8187\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}