{"id":8175,"date":"2018-09-29T08:07:06","date_gmt":"2018-09-29T07:07:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8175"},"modified":"2018-09-29T08:07:06","modified_gmt":"2018-09-29T07:07:06","slug":"hordhaca-cheslea-vs-liverpoolsafafka-macquulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-cheslea-vs-liverpoolsafafka-macquulka-ah\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Cheslea vs Liverpool+Safafka Macquulka ah."},"content":{"rendered":"<p>Naadiyada Chelsea iyo Liverpool ayaa markale isku arki doono garoonka Stamford Bridge kulan xiiso badan oo ka tirsan Todobaadka7-aad ee horyaalka Ingiriiska.<\/p>\n<p><strong>Wararka labada Koox:<\/strong><\/p>\n<p>Chelsea ayaa sitaxadar kujira ula socon doonta xaalada Antonio Rudiger, kaasoo dhaawac uu kasoo gaaray kulanki axadi hore ay West ham la yeesheeen.<\/p>\n<p>Pedro iyo Ruben Loftus-Cheek ayaa diyaar noqon kara kadib dhaawacyo horay usoo gaaray , halka uu Andreas Christensen uu kasoo bogsooday xanuun dhanka caloosha ah.<\/p>\n<p>Virgil van Dijk ayaan tababar la qaadan kooxdiisa kadib markii dhaawac kasoo gaaray loo badalay todobaadki hore , basle lama shaacin in uu kulankan seegayo.<\/p>\n<p>Trent Alexander-Arnold iyo Georginio Wijnaldum ayaa kasoo kabtay dhaawacyo ay qabeen.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Xaqiijooyinka kulanka:<\/strong><\/p>\n<p>Waa kulanka ugu badan oo ay kooxo kubadda cagta Ingiriiska isaga horyimaadaan qarnigan 21-aad, waxayna Cheslea iyo Liverpool iska hor imaanayaan kulankoodi 58.<\/p>\n<p>Liverpool ayaa adkaatay kaliya 2 kamid ah 15 kulan ee u dambeeyay dhammaan tartamada ay Cheslea kula ciyaartay garoonka Stamfird Bridge ,7 barbaro iyo 6 guuldaro ayay kulamada kale kusoo idlaadeen.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa guulaysan kartaafarteeda kulan ee ugu horeeya horyaalka oo ay ku ciyaarto garoonkeeda kadib xilli ciyaareeddki 2014-15 oo uuJose Mourinho hogaaminayay.<\/p>\n<p>12 dhibcood ayey ka heleen 10 kulan oo ay kooxaha waa wayn la dheeleen xilli ciyaareedki hore wax hal gool ka badana ugama dhalin garoonka Stamford Bridge.<\/p>\n<p>Olivier Giroud ayaa 5 gool ka dhaliyay 6-dii kulan ee uu horyaalka kaga horyimid ,waxaana ku jira goolkii guusha ee uu xagaagi hore ka dhaliyay.<\/p>\n<p>Eden Hazard ayaa ku lug yeeshay goolashi ugu badnaa xilli ciyaareedkan, waxuua dhaliyay 6 gooll halka uu caawiye ka ahaa 2 gool.<\/p>\n<p>Liverpool ayaa radinaysa in 7 kulan oo xiriir ah dhanka horyaalka in ay guulgaarto taasoo aysan samayn tan iyo 1990-91.<\/p>\n<p>Chelsea waa kooxda kaliya ee 9 kulan oo xiriir ah horyaalka guul ka gaartay xili ciyareedki 2005-06 ayay taariikhdaas sameysay.<\/p>\n<p>J\u00fcrgen Klopp ayaa markale samayn kara guulhii badnaa ee taxane ah 8 kulan taasoo uu horay ula gaaray kooxda Borussia Dortmund laga soo bilaabo December 2011 ilaa March 2012.<\/p>\n<p>Mo Salah 2 gool ayuu Cheslea u dhaliyay 19 kulan uu u saftayxilli ciyaareedki 2014-15, basle7 kulan uu ka horyimid 4 gool ayuu kaliyay isgaoo u safnaa Basel iyo Liverpool.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Safafka macquulka ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Chelsea <\/strong>:Kepa; Alonso, Luiz, Cahill, Azpilicueta; Kovacic, Jorginho, Kante; Hazard, Giroud, Willian.<\/p>\n<p><strong>Liverpool: <\/strong>Alisson; Robertson, Van Dijk, Gomez, Alexander-Arnold; Milner, Henderson, Wijnaldum; Mane, Firmino, Salah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiyada Chelsea iyo Liverpool ayaa markale isku arki doono garoonka Stamford Bridge kulan xiiso badan oo ka tirsan Todobaadka7-aad ee horyaalka Ingiriiska. Wararka labada Koox: Chelsea ayaa sitaxadar kujira ula socon doonta xaalada Antonio Rudiger, kaasoo dhaawac uu kasoo gaaray kulanki axadi hore ay West ham la yeesheeen. Pedro iyo Ruben Loftus-Cheek ayaa diyaar noqon&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8175"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8175"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8175\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}