{"id":8159,"date":"2018-09-29T05:28:48","date_gmt":"2018-09-29T04:28:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8159"},"modified":"2018-09-29T05:28:48","modified_gmt":"2018-09-29T04:28:48","slug":"ciidamada-dowladda-oo-howlgal-ka-sameeyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-howlgal-ka-sameeyay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda ayaa xalay Howlgalo ka sameeyay Xaafadaha u dhaxeeya Wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka oo cabashooyin laga qabay kooxo dhac ka geysta.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa si gaar ah ugu dhacay inta u dhaxeysa Cali Kamiin iyo Shiirkole sida Mustaqbal u sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Xaafadahaas ayaa muddooyinkii dambe waxaa kasoo yeereysay Cabasho dadka deegaanka ay ka qabaan kooxaha dhaca geysta.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa isgoysyada dhigtay gaadiidka dagaalka, waxa ay baarayeen Gaadiidka, Mootooyinka iyo dadka saaran sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amniga Dowladda kama warbixin howlgalka iyo hadii ay jiraan dad ay kusoo qab-qabteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda ayaa xalay Howlgalo ka sameeyay Xaafadaha u dhaxeeya Wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka oo cabashooyin laga qabay kooxo dhac ka geysta. Howlgalka ayaa si gaar ah ugu dhacay inta u dhaxeysa Cali Kamiin iyo Shiirkole sida Mustaqbal u sheegeen dadka deegaanka. Xaafadahaas ayaa muddooyinkii dambe waxaa kasoo yeereysay Cabasho dadka deegaanka ay ka qabaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8159"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8159"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8159\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}