{"id":8144,"date":"2018-09-29T05:01:43","date_gmt":"2018-09-29T04:01:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8144"},"modified":"2018-09-29T05:01:43","modified_gmt":"2018-09-29T04:01:43","slug":"wasiir-arrimo-dibadeedyada-masar-iyo-burundi-oo-kawada-hadlay-ciidamada-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-arrimo-dibadeedyada-masar-iyo-burundi-oo-kawada-hadlay-ciidamada-amisom\/","title":{"rendered":"Wasiir Arrimo Dibadeedyada Masar iyo Burundi oo kawada hadlay Ciidamada AMISOM."},"content":{"rendered":"<p>Shir Labo geesood ahaa oo dhexmaray Wasiirada Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri iyo Ezekiel Nbejira ayaa kawada hadlay Xiriirka Labada Dal iyo Ciidanka Soomaaliya ka Joogo Xukuumadda Bujumbura.<\/p>\n<p>Danjire Axmad Abuu Zayd oo ah Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar ayaa sheegay in Kulanka labada Wasiir Arrimo dibadeed uu muhiim u ahaa Xiriirka Masar iyo Burundi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay kawada qaybgaleen shirkii Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ee dhowaan ka dhacay Magaalada New York ee Dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa Burundi u ballanqaaday in ay ka gacan siinayaan:- Caafimaadka, Dhaqaalaha iyo hormarinta Mashaariic Xukuumadda Qaahira ay ka hirgelineyso Magaalada Bujumbura.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay isku soo hadal qaadeen Ciidamada Burundi ee Soomaaliya kuna howlgalka Magaca AMISOM, sidii Masar ay ugu taageeri laheyd waxyaabaha ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Abuu Zayd ayaa sheegay in Masar ay ka go&#8217;an tahay ka faaiideysiga Maalgashiga Shiinaha uu ku sameysanayo Qaaradda Afrika, gaar ahaan Ballanqaadkii kasoo baxay gunaanadkii shirka.<\/p>\n<p>Saamix Shukri Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ayaa Todobaadyada soo socdo lagu wadaa in uu tago Magaalada Bujumbura si uu Goobjoog ugu ahaado Mashaariic ay ku maalgashanayaan Burundi.<\/p>\n<p>Sidoo kale qorshaha ayaa ah in uu Madaxda Burundi kala hadlo Ciidamada kaga sugan Soomaaliya ee Howlaha Nabad Ilaalinta u joogo in taageero Masar Horseed ugu noqoto loo helo.<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa Ciidamo isugu jiro Booliis iyo Militari ka joogo Dalka Jamhuuriyadda Afrika Dhexe, waxa ayna Garab siiyaan Ciidamada Burundi.<\/p>\n<p>Burundi ayaa fursat u aragto Kaalinta Masar ay ku gacansiineyso in ay kaga faaiideysato Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8146\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Dalalka-Ciidamada-ka-joogo-Afrikada-Dhexe-300x245.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"245\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Dalalka-Ciidamada-ka-joogo-Afrikada-Dhexe-300x245.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Dalalka-Ciidamada-ka-joogo-Afrikada-Dhexe-513x420.jpg 513w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Dalalka-Ciidamada-ka-joogo-Afrikada-Dhexe.jpg 676w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Labo geesood ahaa oo dhexmaray Wasiirada Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri iyo Ezekiel Nbejira ayaa kawada hadlay Xiriirka Labada Dal iyo Ciidanka Soomaaliya ka Joogo Xukuumadda Bujumbura. Danjire Axmad Abuu Zayd oo ah Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar ayaa sheegay in Kulanka labada Wasiir Arrimo dibadeed uu muhiim u ahaa Xiriirka Masar iyo Burundi&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8147,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8144"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8144"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8144\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}