{"id":8135,"date":"2018-09-29T04:58:11","date_gmt":"2018-09-29T03:58:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8135"},"modified":"2018-09-29T04:58:11","modified_gmt":"2018-09-29T03:58:11","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-ka-kulmay-dhameystirka-doodda-xeer-hoosaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-ka-kulmay-dhameystirka-doodda-xeer-hoosaadka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta ka kulmay dhameystirka Doodda Xeer Hoosaadka."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 29-ka bisha September 2018, kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa Arbacadii todobaadkii tagay ugu baaqday Kooram la&#8217;aan, waxaana guddoonka Xildhibaanada ay ugu baaqeen Mudanayaasha Maqan in ay Xaadiraan fadhiyadooda.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo la filayo in lasoo gaba-gabeeyo.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo diray fariimo lagu ogeeysiinayo in Maanta oo Sabti ah uu kulanka Baarlamaanka jiro,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.<\/p>\n<p>Golaha Shacabka ayaa qorsheynayay in Arbacadii Todobaadkii tagay lasoo gaba-gabeeyo Doodda Xeer Hoosaadka, maanta oo ah 29-ka bisha ay cod u qaadaan, balse dib u dhaca waxaa keenay Kulankii kooram la&#8217;aanta u baaqday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 29-ka bisha September 2018, kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa Arbacadii todobaadkii tagay ugu baaqday Kooram la&#8217;aan, waxaana guddoonka Xildhibaanada ay ugu baaqeen Mudanayaasha Maqan in ay Xaadiraan fadhiyadooda. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7103,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8135"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8135"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8135\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}