{"id":8107,"date":"2018-09-28T06:26:39","date_gmt":"2018-09-28T05:26:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8107"},"modified":"2018-09-28T06:26:39","modified_gmt":"2018-09-28T05:26:39","slug":"dhageyso-wiil-walaalkii-oo-askari-ahaa-ku-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhageyso-wiil-walaalkii-oo-askari-ahaa-ku-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dhageyso: Wiil walaalkii oo askari ahaa ku dilay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Xaafada Sanca ee Degmada Kaaraan, waxey sheegayaan in Wiil dhalinyaro ahaa uu walaalkiis ku dilay Kaaraan.<\/p>\n<p>Marxuumka geeriyooday, ayaa la sheegay inuu ahaa askai katirsan Ciidanka dowladda, waxaana dilkiisa ka dnabeeyay Wiil ay Ilmo Adeer iyo Ilmo Eedo ahaayeen, SIdaas waxaa soo sheegaya dadka Xaafada Sanca ee Waqooyiga Muqdisho.<\/p>\n<p>Warar is qilaafsan, ayaa ka soo baxaya sababta keentay inuu gacan ka hadal dhex maro labada ruux, Wararka qaar waxey sheegayaan iney salka ku heysay lacago deyn ahaan ay u kala qaateen oo ay isku qabsadeen.<\/p>\n<p>Warar kale, ayaa sheegaya in gacan ka hadalka uu keenay Maandooriye ay isticmaalayeen labada dhalinyarada ah ee Walaalaha ahaa, Askariga la dilay waxaa lagu dhuftay 8 Xabadood oo AK47 ah, taasoo keentay inuu meesha ku geeriyoodo.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka, ayaa ku baxay rasaasta waxeyna sameeyeen baaritaano la xiriirta soo qabshada gacan ku dhiiglaha, Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay gaari NOAH ah oo uu watay ninka dilka geystay iyo sidoo kale qalab lagu diyaarinayay Maandooriyaha.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale Ciidamada C.I.D-da u soo qaadeen meydka Marxuumka la dilay, si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Wareysiga Goob Joogaha dilka ka hadlaya:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-8107-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-DILKA-.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-DILKA-.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-DILKA-.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Xaafada Sanca ee Degmada Kaaraan, waxey sheegayaan in Wiil dhalinyaro ahaa uu walaalkiis ku dilay Kaaraan. Marxuumka geeriyooday, ayaa la sheegay inuu ahaa askai katirsan Ciidanka dowladda, waxaana dilkiisa ka dnabeeyay Wiil ay Ilmo Adeer iyo Ilmo Eedo ahaayeen, SIdaas waxaa soo sheegaya dadka Xaafada Sanca ee Waqooyiga Muqdisho. Warar is&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8109,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8107"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8107"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8107\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}