{"id":8071,"date":"2018-09-27T10:03:26","date_gmt":"2018-09-27T09:03:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8071"},"modified":"2018-09-27T10:03:26","modified_gmt":"2018-09-27T09:03:26","slug":"kenyatta-oo-q-m-weydiistay-lacag-lagu-taageero-ciidankiisa-somaliyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenyatta-oo-q-m-weydiistay-lacag-lagu-taageero-ciidankiisa-somaliyasawirro\/","title":{"rendered":"Kenyatta oo Q.M weydiistay lacag lagu taageero ciidankiisa Somaliya,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynah Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Golaha guud ee Qaramada Midoobey khudbad uu ka jeediyay waxaa uu Beesha Caalamka uga codsaday in ay dhaqaale badan ku bixiyaan ciidankiisa jooga Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.kenyans.co.ke\/files\/images\/news\/uhuru_dhobley_1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"456\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Mr Kenyatta oo booqanaya Saldhigga Ciidaka Kenya ee Dhoobleey,Somaliya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Kenyatta ayaa sheegay in howlgallada nabad ilaalinta Caalamka ee maanta ay halis badan ka jirto qatar badanna la kulmayaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu Mr Kenyatta sheegay in oggolaanshaha iyo howlaha kooban ee ay qaban karaan AMISOM uu qeyb ka yahay caqabadaha hortaagan.<\/p>\n<figure style=\"width: 700px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.kenyans.co.ke\/files\/styles\/article_inner\/public\/images\/news\/uhuru_with_un_secretary_general_antonio_guterres.jpg?itok=y096Vqrb\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"467\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Uhuru Kenyatta iyo Antonio Guterres, Newyork.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Kenyatta ayaa sidoo kale la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey\u00a0Antonio Guterres,waxaana ay ka wada hadleen sidii Qaramada Midoobey iyo Beesha Caalamka ay u horumarin lahaayeen dhaqaalaha howlgalka AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 700px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.kenyans.co.ke\/files\/styles\/article_style\/public\/images\/news\/uhuru_unga_new_york_0.jpg?itok=wrSA2JAK\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"350\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Uhuru oo khudbad ka jeedinaya Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Gutters ayaa ka garaabay hadalka Kenyatta waxaana uu Beesha Caalamka uga mahad celiyay kaalinta ay ka qaadanayaan nabadeynta Soomaaliya iyo guud ahaan Caalamka isaga oo ugu baaqay in taageerada ay xoojiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynah Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Golaha guud ee Qaramada Midoobey khudbad uu ka jeediyay waxaa uu Beesha Caalamka uga codsaday in ay dhaqaale badan ku bixiyaan ciidankiisa jooga Soomaaliya. Mr Kenyatta ayaa sheegay in howlgallada nabad ilaalinta Caalamka ee maanta ay halis badan ka jirto qatar badanna la kulmayaan. Waxaa uu Mr Kenyatta sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8072,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8071"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8071"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8071\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}