{"id":8061,"date":"2018-09-27T09:07:12","date_gmt":"2018-09-27T08:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8061"},"modified":"2018-09-27T09:07:12","modified_gmt":"2018-09-27T08:07:12","slug":"pickford-oo-heshiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-everton","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/pickford-oo-heshiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-everton\/","title":{"rendered":"Pickford oo heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Everton."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goolhayaha reer England Jordan Pickford ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay Everton isagoo saxiixay qandaraas lix sano ah oo kooxda ka dhisan Merseyside kula soo joogayo ilaa 2024.<\/p>\n<p>Goolhayihii hore ee Sunderland ayaa go\u2019aansaday in uu mustaqbalkiisa siiyo kooxda Evertoon.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa xili hore xiiseyneysa saxiixa 24 jirkaan, hase yeeshee waxa uu haatan heshiis ku gaaray\u00a0 inuu baaqi kusii ahaado Goodison Park.<\/p>\n<p>Kadib markii uu qalinka ku doonayaa isagoo ka hadlayay website-ka kooxda waxaa uu \u00a0yiri: &#8220;Runtii aad baan ugu faraxsanahay inaan mustaqbalkeeyga u hibeeyo kooxdeysa waana go\u2019aan aan qaatay oo aan ku saxanahay ayuu yiri Pickford.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Goolhayaha reer England Jordan Pickford ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay Everton isagoo saxiixay qandaraas lix sano ah oo kooxda ka dhisan Merseyside kula soo joogayo ilaa 2024. Goolhayihii hore ee Sunderland ayaa go\u2019aansaday in uu mustaqbalkiisa siiyo kooxda Evertoon. Chelsea ayaa xili hore xiiseyneysa saxiixa 24 jirkaan, hase yeeshee waxa uu haatan heshiis ku gaaray\u00a0&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8064,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8061"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8061"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8061\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}