{"id":8059,"date":"2018-09-27T08:54:30","date_gmt":"2018-09-27T07:54:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8059"},"modified":"2018-09-27T08:54:30","modified_gmt":"2018-09-27T07:54:30","slug":"ciidanka-kenya-oo-guryo-gubay-dadna-dhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-kenya-oo-guryo-gubay-dadna-dhaawacay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Kenya oo Guryo gubay, dadna dhaawacay."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Difaaca Kenya ayaa la xaqiijiyay in shalay ay weerar ku qaadeen Tuulada Daba, oo hoostagta Magaalaa Mandheera,halkaas oo ay jir dil iyo guryo gubid ka geysteen.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa\u00a0 oo isugu jiray Milati iyo kuwa gaarka ah ee APTU,ayaa mid ka mid ah Gawaaridooda qarax qabsaday,waxaana qaraxa kaddib ay weerar ku qaadeen tuulada Daba oo ku dhow Mandheera.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Mandheera Cali Roobow ayaa xaqiijiyay in Ciidamada ay jir dil u geysteen Rag,Haween iyo dad Da\u2019 ah,waxaana uu ku tilmaamay in ay xadgudub ku sameeyeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Cali Roobow ayaa sheegay in ciidanka ay jir dileen 22 qof, saddex Gurina dab qabadsiiyeen iyaga oo ka careysan weerarka Miidana ah ee ay la kulmeen,kaas oo aan la shaacin khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Waxaa uu Cali sheegay in falalka noocaas ah ay horseedi karaan in shacabku ka aamin baxaan Ciidanka lana shaqeyn waayaan Hay\u2019adaha amaanka,isaga oo cambaareeyay dhacdadii shalay.<\/p>\n<p>Dadka degaanka oo ka baqaya howlgallo ay Ciidanka sameeyaan ayaa waxaa ka barakacayaan guryahooda,falkan waxaa uu ku soo aadayaa iyada oo labo todobaad ka hor meydka saddex Qof oo Soomaalida Kenya ah xoolo dhaqatana ahaa laga helay degaanka\u00a0 Elraam oo ka tirsan Ceelwaaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Difaaca Kenya ayaa la xaqiijiyay in shalay ay weerar ku qaadeen Tuulada Daba, oo hoostagta Magaalaa Mandheera,halkaas oo ay jir dil iyo guryo gubid ka geysteen. Ciidamada Kenya ayaa\u00a0 oo isugu jiray Milati iyo kuwa gaarka ah ee APTU,ayaa mid ka mid ah Gawaaridooda qarax qabsaday,waxaana qaraxa kaddib ay weerar ku qaadeen tuulada Daba&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8062,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8059"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8059"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8059\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}