{"id":8057,"date":"2018-09-27T08:51:35","date_gmt":"2018-09-27T07:51:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8057"},"modified":"2018-09-27T08:51:35","modified_gmt":"2018-09-27T07:51:35","slug":"chelsea-oo-anfield-ku-jiiday-liverpool-kana-ciribtirtay-tar-tanka-efl-cup-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/chelsea-oo-anfield-ku-jiiday-liverpool-kana-ciribtirtay-tar-tanka-efl-cup-ka\/","title":{"rendered":"Chelsea oo Anfield ku jiiday Liverpool kana ciribtirtay tar-tanka EFL Cup-ka."},"content":{"rendered":"<p>Chelsea ayaa guul weeyn ka gaartay dhigeeda Liverpool ciyaar aad u adkayd oo labada koox ku dhex martay garoonka Anfield.<\/p>\n<p>Blues ayaa qeybtii hore ee ciyaarta gacanta sare lahayd iyadoo inta badan kubadda maamulkeeda haysay waxaan lagu kala nastay 0-0.<\/p>\n<p>Qeybta labaad ee ciyaarta kooxda Liverpool ayaa lasoo baxday kubadeeda lagu yaqaano ee ah weerar ku dhisan orodiyo deg deg waxaana cabsi ku abuurmay daafacii Chelsea.<\/p>\n<p>Reds ayaa ciyaarta hogaankeeda qabatay kadib markii gool qurux badan uu u saxiixay xiddiga Daniel Sturridge daqiiqadii 59aad.<\/p>\n<p>Tabaraha Chelsea Sarri oo xaalada ay ku xuntahay ayaa ciyaarta soo galiyay Eden Hazard iyo Kante isagoo garoonkaka saaray Willian iyo Kovacic.<\/p>\n<p>Goolka bareejada Chelsea ayaa yimid daqiiqadii 79aad waxaan u saxiixay xiddiga Emerson oo ciyaarta ka dhigay 1-1.<\/p>\n<p>Dhamaadkii ciyaarta kooxda Chelsea ayaa keensatay goolka guusha waxaana gool cajiib ahaa u saxiixay Hazard oo sida maskii usoo dhex maray daafacii Liverpool oo isha ka daawanayay.<\/p>\n<p>Ciyaarta guud ahaan kusoo dhamaatay 2-1 oo guusha ay ku raacday Chelsea oo sidaasna isaga xaadirisay wareega xiga ee Tartanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Chelsea ayaa guul weeyn ka gaartay dhigeeda Liverpool ciyaar aad u adkayd oo labada koox ku dhex martay garoonka Anfield. Blues ayaa qeybtii hore ee ciyaarta gacanta sare lahayd iyadoo inta badan kubadda maamulkeeda haysay waxaan lagu kala nastay 0-0. Qeybta labaad ee ciyaarta kooxda Liverpool ayaa lasoo baxday kubadeeda lagu yaqaano ee ah weerar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8058,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8057"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8057"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8057\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}