{"id":8034,"date":"2018-09-27T05:37:07","date_gmt":"2018-09-27T04:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=8034"},"modified":"2018-09-27T05:37:07","modified_gmt":"2018-09-27T04:37:07","slug":"waddada-maka-al-mukarama-oo-saaka-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/waddada-maka-al-mukarama-oo-saaka-xiran\/","title":{"rendered":"Waddada Maka Al-Mukarama oo saaka xiran"},"content":{"rendered":"<p>Waddada Muhiimka ah ee Maka Al-Mukarrama ayaa saaka u xiran Ciidamo ka mid ah Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa Gaadiidka u diidaya in ay adeegsadaan waddada waxaana lagu qasbayaa in ay laabtaan.<\/p>\n<p>Dad weynaha u badan shaqo tagga iyo Ardeyda ayaa waxaa ay maalayaan cagtooda maaddaama Gaadiidka loo diiday adeegsiga waddadaas.<\/p>\n<p>Waddadan Maka Al Mukarrama ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday Baaritaan ay Booliska ku sameeynayeen Gaadiidka yar yar ee gaarka loo leeyahay oo kali ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka kama hadlin sababta maanta loo xiray Waddadan oo dad badan oo reer Muqdisho ah ay maalinle u adeegsadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddada Muhiimka ah ee Maka Al-Mukarrama ayaa saaka u xiran Ciidamo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Ciidamada ayaa Gaadiidka u diidaya in ay adeegsadaan waddada waxaana lagu qasbayaa in ay laabtaan. Dad weynaha u badan shaqo tagga iyo Ardeyda ayaa waxaa ay maalayaan cagtooda maaddaama Gaadiidka loo diiday adeegsiga waddadaas. Waddadan Maka Al Mukarrama ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8035,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8034"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8034"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8034\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}