{"id":798,"date":"2018-07-05T09:18:37","date_gmt":"2018-07-05T08:18:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=798"},"modified":"2018-07-05T09:18:37","modified_gmt":"2018-07-05T08:18:37","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-gaaray-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-somaliya-oo-gaaray-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Dalkaas waxaa ka furmaya Shirka iskaashiga Waddamada Afrika iyo China,waxaana sanadkan marti gelisay Dowladda Jabuuti.<\/p>\n<p>Madax ka socota Dalka China iyo kuwa Qaaradda Afrika ayaa shirkan ka qeybgelaya waxaa kale oo xubnaha ku casuuman ka mid ah Ganacsatada iyo Warshadleyda Afrika iyo China.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu casuumay Ganacsato ka socda Mareykanka iyo Europe,kuwaas oo dowladda China ay sheegtay in ay shirka ka baran karaan habka wanaagsan ee maalgashiga China.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa uu soconayaa ilaa todobada Bishan,waxaana xoogga lagu saarayaa horumarinta Ganacsiga ee China iyo Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Jabuuti. Dalkaas waxaa ka furmaya Shirka iskaashiga Waddamada Afrika iyo China,waxaana sanadkan marti gelisay Dowladda Jabuuti. Madax ka socota Dalka China iyo kuwa Qaaradda Afrika ayaa shirkan ka qeybgelaya waxaa kale oo xubnaha ku casuuman ka mid ah Ganacsatada iyo Warshadleyda Afrika iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":799,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/798"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=798"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/798\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}