{"id":7979,"date":"2018-09-26T08:45:21","date_gmt":"2018-09-26T07:45:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7979"},"modified":"2018-09-26T08:45:21","modified_gmt":"2018-09-26T07:45:21","slug":"derby-county-oo-old-trafford-ku-xasuuqday-united","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/derby-county-oo-old-trafford-ku-xasuuqday-united\/","title":{"rendered":"Derby County Oo Old Trafford ku xasuuqday United."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa xalay gurigeeda lagu xasuuqay waxaana guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Derby County.<\/p>\n<p>Jose Mourinho ayaa shaxdiisa ku sameeyay is badal isaga oo nasiyay xiddigaha muhiimka u ah kooxdiisa una dhigtay kulamada tartamada champions League iyo premier League ee soo socda.<\/p>\n<p>Dhanka kale Lampard ayaa ka hor yimid tababarihiisii hore isaga oo haatan dhankiisa koox tababare u ah oo hogaaminaya iyaga oo u dagaalamayay wareega 4-aad ee tartanka.<\/p>\n<p>Man United ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay kulanka iyaga oo qaadayay weeraro halis ah halka kooxda Derby lafteedu ayna wacdaro yar dhigayn iyada oo halis galinaysay goolka Man United.<\/p>\n<p>Red Devils ayayna wakhti dheer ku qaadan in ay dhaliso goolka 1-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga khadka dhexe ee Juan Mata kaas oo ciyaarta ka dhigay 1\/0 daqiiqadii 3-aadba.<\/p>\n<p>Derby ayaa dhankeeda sii waday dadaalka halka ay United lafteedu heshay fursado aad u fiican oo goolal laga dhalin karo laakiin Romalu Lukaku ayaa gool si la yaab leh uga khasaariyay kooxdiisa.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta oo ay Man United hogaaminayso kulanka waliba labada kooxoodba soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah oo lala dhacay.<\/p>\n<p>Qaybtii dambe ayay kooxda Derby ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo raadinayay sideey u dhalin laahaayeen goolka bar-baraha ka hor inta ayna wakhti dambe noqon.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 59-aad ayay Derby heshay goolka bar-baraha iyaga oo uu laad xor ah oo cajiib ah u dhaliyay xiddiga Harry Wilson amaahna uga maqan kooxda Liverpool.<\/p>\n<p>Kooxda Man United ayuu xaalku ku xumaaday daqiiqadii 67-aad kadib markii kaarka cas loo taagay Goolhaye Sergio Romero kaas oo meel ka baxsan\u00a0 dilinta ganaaxa gacanta ugu qabsaday kubada.<\/p>\n<p>Kooxda Derby ayaa heshay goolka 2-aad daqiiqadii 86-aad iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga khadka dhexe ee Jack Marriott kaas oo ciyaarta ka dhigay 2\/1 ay Derby kulanka ku hogaaminayso.<\/p>\n<p>Daqiiqadii ugu dambaysay ayuu xiddiga khadka dhexe ee Fellaini\u00a0 kooxdiisa ka badbaadiyay guuldaro garoonkeeda kaga soo gaadha kooxda Derby isaga oo ciyaarta ka dhigay 2\/2.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii rigoorayaal loo dhigay waxaa 7-8 kuso baxday Derby.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa xalay gurigeeda lagu xasuuqay waxaana guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Derby County. Jose Mourinho ayaa shaxdiisa ku sameeyay is badal isaga oo nasiyay xiddigaha muhiimka u ah kooxdiisa una dhigtay kulamada tartamada champions League iyo premier League ee soo socda. Dhanka kale Lampard ayaa ka hor yimid tababarihiisii hore isaga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7981,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7979"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7979"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7979\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}