{"id":7942,"date":"2018-09-25T18:32:13","date_gmt":"2018-09-25T17:32:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7942"},"modified":"2018-09-25T18:32:13","modified_gmt":"2018-09-25T17:32:13","slug":"gaari-lagu-rasaaseeyay-degmada-afgooye-ee-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gaari-lagu-rasaaseeyay-degmada-afgooye-ee-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Gaari lagu rasaaseeyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Sida Ilo wareedyo Mustaqbal Radio u sheegeen Kooxo ku labisan Dariiska Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa Militariga ayaa rasaaseeyay Gaari kusii socday Degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Gaariga la rasaaseeyay oo ahaa Homey \/ Caasi ayaa ka tagay ka tagay Magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeday Degmada Wanla weyn.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa Mustaqbal u sheegay in Dableyda ay Wadaha ka dalbadeen in uu u istaago balse uu ka dhega adeegay, waxa ayna rasaas ay ku fureen ku geeriyooday Wadaha Gaariga.<\/p>\n<p>Tiro Haween ah ayaa gaariga saarnaa oo kamid ah Ganacsatada Qaadka uu u rarnaa, waxaana dhacdadaan ay si gaar ah ugu dhacday inta u dhaxeyso Kontoroolka Baar Ismaaciil iyo Taraafikada<\/p>\n<p>Ciidamada katirsan Dowladda Federaalka oo ku baxay gaariga la rasaaseeyay ayay wararku sheegayaan in ay sameeyeen howlgal aan Natiijada ilaa hadda la helin.<\/p>\n<p>Ma jiro war kasoo baxay Maamulka Degmada Afgooye oo ay ku faah-faahinayaan Falka gaariga dableyda hubeysan ku rasaaseesay iyo howlgalkii Xigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ilo wareedyo Mustaqbal Radio u sheegeen Kooxo ku labisan Dariiska Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa Militariga ayaa rasaaseeyay Gaari kusii socday Degmada Afgooye. Gaariga la rasaaseeyay oo ahaa Homey \/ Caasi ayaa ka tagay ka tagay Magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeday Degmada Wanla weyn. Ilo wareedyo ayaa Mustaqbal u sheegay in Dableyda ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7943,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7942"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7942"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7942\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}