{"id":7918,"date":"2018-09-25T12:54:12","date_gmt":"2018-09-25T11:54:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7918"},"modified":"2018-09-25T12:54:12","modified_gmt":"2018-09-25T11:54:12","slug":"emery-premier-league-ga-waxaa-ka-ciyaaro-xidigaha-adduunka-ugu-fiican","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/emery-premier-league-ga-waxaa-ka-ciyaaro-xidigaha-adduunka-ugu-fiican\/","title":{"rendered":"Emery:\u201d Premier League-ga waxaa ka ciyaaro xidigaha adduunka ugu fiican\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha\u00a0 Arsenal\u00a0 UNai Emery ayaa sheegtay in horyaalka Ingriska uu ka duwan yahay horyaalada kale ee yurub.<\/p>\n<p>Unai Emry oo dhawaan qabtay shaqada Arsenal ayaa ka hadlay waxa uu kaga duwanyahay horyaalada kale ee yurub.<\/p>\n<p>&#8220;Waa arrin adag inaad ka shaqeyso halkan, waxaa ka dhisan kooxo waa weyn, sido kale waxaa ka ciyaara xidigo cajiib ah ayuu yiri Emry.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa jira ciyaartoy aad u wanaagsan, waxaan qabaa ciyaartoyda ugu fiican iyo kooxaha ugu fiican adduunka iney joogaan halkan.&#8221;<\/p>\n<p>&#8220;Ciyaartoyda waxa ay soo bandhigeen tan iyo markii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka ay isku dayayaan inay maalin walba isku dayaan inay sameeyaan ugu fiican&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyay Tababaraha.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan qabaa inaan horumarineyno qaab ciyaareedkeena\u00a0 maalin kasta waana ku faraxsanahay ka shaqeybta halkaan ayuu hadalkiisa kuso koobay Emry.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha\u00a0 Arsenal\u00a0 UNai Emery ayaa sheegtay in horyaalka Ingriska uu ka duwan yahay horyaalada kale ee yurub. Unai Emry oo dhawaan qabtay shaqada Arsenal ayaa ka hadlay waxa uu kaga duwanyahay horyaalada kale ee yurub. &#8220;Waa arrin adag inaad ka shaqeyso halkan, waxaa ka dhisan kooxo waa weyn, sido kale waxaa ka ciyaara xidigo cajiib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7919,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7918"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7918"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7918\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}