{"id":7879,"date":"2018-09-25T08:30:49","date_gmt":"2018-09-25T07:30:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7879"},"modified":"2018-09-25T08:30:49","modified_gmt":"2018-09-25T07:30:49","slug":"meydka-diblomaasi-mareykan-ah-oo-laga-helay-madagascar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/meydka-diblomaasi-mareykan-ah-oo-laga-helay-madagascar\/","title":{"rendered":"Meydka Diblomaasi Mareykan ah oo laga helay Madagascar"},"content":{"rendered":"<p>Meydka Diblomaasi Mareykan ah ayaa laga helay dhisme uu ka degganaa Dalka Madagascar,waxaana ilaa hadda la shaacin cidda dishay.<\/p>\n<p>Heather Nauert, oo ah Afhayeenad u hadashay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Wasaaradda arrimaha dibadda,Hay&#8217;adda C.I.A iyo Dowladda Madagascar ay baarayaan sababta dhimashadiisa.<\/p>\n<p>Waxaa ay tacsi u dirtay qoyska uu ka baxay,waxana ay intaas ku dartay in dilkiisa,faahfaahinta magaciisa iyo shaqadiisaba dib laga soo sheegayo.<\/p>\n<p>Meydka Diblomaasiga ayaa la helay Habeenkii Sabtiga ee Jimcaha baxaysay,waxaana baaritaan wadajir ah wada dalalka Mareykanka iyo Madagascar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka Diblomaasi Mareykan ah ayaa laga helay dhisme uu ka degganaa Dalka Madagascar,waxaana ilaa hadda la shaacin cidda dishay. Heather Nauert, oo ah Afhayeenad u hadashay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Wasaaradda arrimaha dibadda,Hay&#8217;adda C.I.A iyo Dowladda Madagascar ay baarayaan sababta dhimashadiisa. Waxaa ay tacsi u dirtay qoyska uu ka baxay,waxana ay intaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7880,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7879"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7879"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7879\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}