{"id":7878,"date":"2018-09-25T08:53:45","date_gmt":"2018-09-25T07:53:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7878"},"modified":"2018-09-25T08:53:45","modified_gmt":"2018-09-25T07:53:45","slug":"sida-loo-codeeyay-iyo-codadka-ay-heleen-xidigaha-u-tar-tamayay-abaalmarinta-fifa-the-pest","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sida-loo-codeeyay-iyo-codadka-ay-heleen-xidigaha-u-tar-tamayay-abaalmarinta-fifa-the-pest\/","title":{"rendered":"Sida loo codeeyay iyo codadka ay heleen xidigaha u tar-tamayay Abaalmarinta FIFA The Pest."},"content":{"rendered":"<p>Xafladii weyneyd ee xalay ka dhacday London ayaa waxaa lagu bixiyay abaalmarino kala duwan xidiga ugu fiican waxaa ku guuleystay Modric.<\/p>\n<p>Hadaba waxaan fiirindoonaa codadka ay heleen iyo sida ay u dhacday codeynta xidiga ugu fiican Aduunka.<\/p>\n<p>Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Leo Messi ayaa codkiisa siiyay xidigaha <strong>1. Modric 2. Mbappe 3. Ronaldo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kabtanka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa codkiisa siiyay xidigaha <strong>1-Varane<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a02- Modric \u00a03-Griezmann.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha xulka France ee Didier Deschamps ayaa codkiisa siiyay laacibiinta<strong> 1-Griezmann 2- Varane 3- Mbappe.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Weraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa isna codkiisa siiyay xidigaha <strong>1-Ronaldo 2-Messi 3-De Bruyne.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha xulka Englan ee Gareth Southgate ayaa isna codkiisa siiyay xidigaha<\/p>\n<p><strong>1-Modric 2-Varane 3-Hazard.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa codkiisa isna siiyay xidigaha <strong>1-Modric 2-Ronaldo 3-Messi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha Wales ee Ryan Giggs ayaa isna codkiisa siiyay xidigaha<\/p>\n<p><strong>1-Modric 2-Mbappe 3-Ronaldo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kuwas waxa ay ahaayeen qaabka ay u dhacday codeynta markanna waxaan firin doonaan codadka ay kala heleen xidigaha.<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Luka Modric &#8211; 29.05%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cristiano Ronaldo &#8211; 19.08%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Mohamed Salah &#8211; 11.23%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Kylian Mbappe &#8211; 10.52%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Lionel Messi &#8211; 9.81%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Antoine Griezmann &#8211; 6.69%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Eden Hazard &#8211; 5.65%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Kevin De Bruyne &#8211; 3.54%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Raphael Varane &#8211; 3.45%<\/strong><\/li>\n<li><strong>Harry Kane &#8211; 0.98%<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>W\/Q: Maxamed Ahmed Lio<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafladii weyneyd ee xalay ka dhacday London ayaa waxaa lagu bixiyay abaalmarino kala duwan xidiga ugu fiican waxaa ku guuleystay Modric. Hadaba waxaan fiirindoonaa codadka ay heleen iyo sida ay u dhacday codeynta xidiga ugu fiican Aduunka. Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Leo Messi ayaa codkiisa siiyay xidigaha 1. Modric 2. Mbappe 3. Ronaldo&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7882,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7878"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7878"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7878\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}