{"id":785,"date":"2018-07-05T06:08:50","date_gmt":"2018-07-05T05:08:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=785"},"modified":"2018-07-05T06:08:50","modified_gmt":"2018-07-05T05:08:50","slug":"booliska-somaliya-oo-sameynaya-ciidan-la-dagaallama-musuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliska-somaliya-oo-sameynaya-ciidan-la-dagaallama-musuqa\/","title":{"rendered":"Booliska Somaliya oo sameynaya Ciidan la dagaallama musuqa."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Boosiska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Booliska Soomaaliyeed uu abuurayo laan ka mid ah Booliska oo la dagaallanta Musuq maasuqa.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa shalay booqday Xarunta Dambi baarista ee C.I.D ee Magaalada Muqdisho,halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha hay\u2019adda dambi baarista ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliye Bashiir ayaa yiri \u201cwaxaan abuureynaa,haddaanu naya Boolis,si aan sumcad u helno waa in jeebka Muwaaddinka naga badbaadaa\u201d.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Booliska Soomaaliya uu dulqaadka musuq maasuqa ka istaagayo eber ama aan wax dulqaad ah loo heyn,ciddii lagu helana lala xisaabtamayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Boosiska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Booliska Soomaaliyeed uu abuurayo laan ka mid ah Booliska oo la dagaallanta Musuq maasuqa. Taliyaha ayaa shalay booqday Xarunta Dambi baarista ee C.I.D ee Magaalada Muqdisho,halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha hay\u2019adda dambi baarista ee Muqdisho. Taliye Bashiir ayaa yiri \u201cwaxaan abuureynaa,haddaanu naya Boolis,si aan sumcad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/785"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=785"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/785\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}