{"id":780,"date":"2018-07-05T05:40:23","date_gmt":"2018-07-05T04:40:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=780"},"modified":"2018-07-05T05:40:23","modified_gmt":"2018-07-05T04:40:23","slug":"al-shabab-oo-sheegay-in-ay-duqeeyeen-saldhig-ay-leeyihiin-ciidanka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegay-in-ay-duqeeyeen-saldhig-ay-leeyihiin-ciidanka-kenya\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegay in ay duqeeyeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay weerar ku qaadday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin degaanka Faax faaxdhuun ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Al-shabaab waxaa ay sheegeen in saldhigyada Ciidanka Kenya ee degaankaas ay ilaa 10 Madfac ku rideen islamarkaana ay gudaha saldhigga ku dhaceen.<\/p>\n<p>Majiro ilo ka madaxbanaan Al-shabaab oo xaqiijiyay weerarkaas ama xitaa khasaare ka dhashay,iyada oo Ciidanka Kenya aysan ka hadlin sheegashada Al-shabaab ee weerarka degaanka Faax Faxdhuun oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Al-shabaab iyo Ciidamada Kenya ayaa inta badan ku dagaallama gobollada Jubbooyinka,Gedo iyo Gobolka Soomaalida ee Kenya ay maamusho.<\/p>\n<p>Weerarkii ugu dambeeyay waxaa ay kenya sheegtay in ay uga dhaawacmeen 6 Askari kaddib markii Gaari ay wateen ay Miino kula kacday duleedka Gaarisa,iyada oo wadihii Gaariga ay Kenya sheegtay in xaalad halis ah uu ku jiro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay weerar ku qaadday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin degaanka Faax faaxdhuun ee Gobolka Gedo. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in saldhigyada Ciidanka Kenya ee degaankaas ay ilaa 10 Madfac ku rideen islamarkaana ay gudaha saldhigga ku dhaceen. Majiro ilo ka madaxbanaan Al-shabaab oo xaqiijiyay weerarkaas ama xitaa khasaare ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":781,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/780"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=780"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/780\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}