{"id":7766,"date":"2018-09-24T05:06:09","date_gmt":"2018-09-24T04:06:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7766"},"modified":"2018-09-24T05:06:09","modified_gmt":"2018-09-24T04:06:09","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-kulan-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-kulan-leh\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta kulan leh"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamada caadiga ah ee Golaha.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ayaa ku saabsan sii wadidda ka doodista \u00a0xeer hoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya,kaas oo maalmihii la soo dhaafay laga doodayay.<\/p>\n<p>Golaha ayaa kalfdhiga 4aad ku billaabay ka doodista amaanka iyo dib u eegista Xeerhoosaadkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamada caadiga ah ee Golaha. Kulanka maanta ayaa ku saabsan sii wadidda ka doodista \u00a0xeer hoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya,kaas oo maalmihii la soo dhaafay laga doodayay. Golaha ayaa kalfdhiga 4aad ku billaabay ka doodista amaanka iyo dib u eegista Xeerhoosaadkooda. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7103,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7766"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7766"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7766\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}