{"id":77067,"date":"2023-04-11T08:39:15","date_gmt":"2023-04-11T07:39:15","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=77067"},"modified":"2023-04-11T08:39:15","modified_gmt":"2023-04-11T07:39:15","slug":"mw-jfs-xasan-sh-maxamuud-booqashada-antonio-guterres-waxa-ay-inoo-xaqiijineysaa-in-qm-ay-si-buuxda-uga-goan-tahay-taageerada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-jfs-xasan-sh-maxamuud-booqashada-antonio-guterres-waxa-ay-inoo-xaqiijineysaa-in-qm-ay-si-buuxda-uga-goan-tahay-taageerada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"MW JFS Xasan Sh.Maxamuud: \u201cBooqashada Antonio Guterres waxa ay inoo xaqiijineysaa in QM ay si buuxda uga go\u2019an tahay taageerada Soomaaliya\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo saakay soo gaaray Magaalada Muqdisho isaga &amp; wafdi uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/340658013_566553491959001_43865472801478891_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=VDxKJyAsdiUAX-aWOmI&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAlOBaA8TlEDYPRniB_vc0RWdllMX4X29Iixz2M5pbBmA&amp;oe=643ADCFF\" alt=\"May be an image of 2 people and dais\" \/><\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka &amp; Xoghaye Antonio Guterres iyada oo ay sheegtay in diiradda ay ku saareen dhinacyada Amniga, Xoojinta Dowladnimada, Deyn Cafinta, Kobcinta Kaabashayaasha Dhaqaalaha &amp; dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/340478819_3474344422839606_1549593845034754137_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=0d2HB4GuH-8AX_P1YTT&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCWpi8GPQGIihVYCPtoxCATotu-IXQ_IzTDbkcR0ZQCow&amp;oe=643AC464\" alt=\"May be an image of 2 people and dais\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sifeeyay safarka Antonio Guterres ee Magaalada Muqdisho mid muujinaya in Qaramada Midoobay ay ka go\u2019an tahay garab istaagga Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/340461966_873130903786037_5738318815734780553_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=KzdNjFocYEQAX_n5-Y8&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAkHNdI_PRjpL-Key9AvfyQsOhVxzeXa3syFh9Ikbo1Gg&amp;oe=643AD6E1\" alt=\"May be an image of 5 people, the Oval Office and dais\" \/><\/p>\n<p>Waxa uu u mahadceliyay wafdiga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee maanta waqtigooda ku qaadanaya Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho si ay u ogaadaan xaaladda dhabta ah iyo is baddelka jira.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/340664143_2141628136034951_6829622175123027606_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=5H4Oj1WEbu8AX_ZyfRb&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAElWd8Wj0SZx2GD8Yp7sf74oPmKgmLdhCAvIgiT5zSQQ&amp;oe=643A592E\" alt=\"May be an image of 6 people and dais\" \/><\/p>\n<p><strong><em>\u201cTani waa booqasho garab istaag ah oo ku wajahan dowladda iyo hannaanka dimuqraadiga ah ee Soomaaliya. Booqashadan waxay noo xaqiijinaysaa in Qaramada Midoobay ay si buuxda uga go&#8217;an tahay inay taageerto qorsheyaasheenna dhanka dowlad dhiska iyo xasilinta dalka. Waxaan ku kalsoonnahay in dadka Soomaaliyeed ay awood u yeelan doonaan in ay ka gudbaan dhibaatooyinka iyo caqabadaha ay weli wajahayaan, iyada oo loo marayo dhammeystirka xoreynta dalka iyo dib u heshiisiinta\u201d<\/em><\/strong> ayaa lagu yiri war kasoo baxay Villa Somalia.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/340652061_633181705491558_6622741232499356962_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=z3okVVwbjs4AX9-YKEd&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfD0Bljz_r5hGmdCXh4nEOhU9PfUyJGJOjftL6zb5HJ97g&amp;oe=643A986E\" alt=\"May be an image of 7 people and dais\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in uu ku furaxsan yahay booqashadiisa Soomaaliya, waxa uu u mahadceliyay Madaxda Dowladda Federaalka, Saraakiisha Amniga u xilsaaran &amp; howlwadeennada Xafiiska Hay\u2019adaha hoostaga QM ee Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo saakay soo gaaray Magaalada Muqdisho isaga &amp; wafdi uu hoggaaminayo. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka &amp; Xoghaye Antonio Guterres iyada oo ay sheegtay in diiradda ay ku saareen dhinacyada Amniga, Xoojinta Dowladnimada, Deyn&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":77068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77067"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77069,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77067\/revisions\/77069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}