{"id":76733,"date":"2023-03-30T08:36:58","date_gmt":"2023-03-30T07:36:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=76733"},"modified":"2023-03-30T08:37:37","modified_gmt":"2023-03-30T07:37:37","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-wakiilka-soomaaliya-ee-hayadda-undp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-wakiilka-soomaaliya-ee-hayadda-undp\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Hay\u2019adda UNDP"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaali Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka hay&#8217;adda horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya Jocelyn Mason.<\/p>\n<p>Kulanka Wasiirka iyo Wakiilka ayaa diiradda lagu saaray sidii Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaali iyo UNDP ay u wada shaqeyn lahaayeen iyo sidii loogu guuleysan lahaa fulinta Howlaha baaxadda leh ee waxtarka u leh Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaali Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa Wakiilka hay&#8217;adda horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya Jocelyn Mason uga mahadceliyay muddadii uu joogay dalka.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxaan uga mahadceliyey dadaalka ay geliyaan mashaariicda horumarinta iyo dhammaan hawlaha kale ee hay&#8217;adda UNDP ka waddo dalkeenna guud ahaan.\u201d<\/em><\/strong> Sida uu ku yiri Wasiirka qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebooka.<\/p>\n<p><strong><em>Mustaqbal<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaali Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka hay&#8217;adda horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya Jocelyn Mason. Kulanka Wasiirka iyo Wakiilka ayaa diiradda lagu saaray sidii Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaali iyo UNDP ay u wada shaqeyn lahaayeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":76734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76733"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76736,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76733\/revisions\/76736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}