{"id":76699,"date":"2023-03-29T07:18:23","date_gmt":"2023-03-29T06:18:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=76699"},"modified":"2023-03-29T07:18:23","modified_gmt":"2023-03-29T06:18:23","slug":"isbitaalka-degmada-aadan-yabaal-oo-15-sano-kaddib-dib-loo-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/isbitaalka-degmada-aadan-yabaal-oo-15-sano-kaddib-dib-loo-furay\/","title":{"rendered":"Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal oo 15-sano kaddib dib loo furay."},"content":{"rendered":"<p>Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe DG Hir-Shabeelle ayaa 15-sano kaddib dib loo furay, maamulka Degmadaas, Shacabka &amp; howlwadeennada Caafimaadka ayaa si wadajir ah uga hadlay muhiimadda uu leeyahay Isbitaalkaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76700 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m17s68.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m17s68.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m17s68-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m17s68-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m17s68-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee adeegga Caafimaad u tegay Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ayaa sheegay in dhibaatooyin xooggan ay qabeen 15-kii sano u dambeeyay, adeegga caafimaad ay u baahdaana ay u aadayeen Muqdisho &amp; Jowhar oo masaafo ahaan ka fog.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76701 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m37s182.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m37s182.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m37s182-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m37s182-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m37s182-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Isbitaalka waxaa adeeg Caafimaad ka helaya Dadka ku nool tuulooyinka iyo deegaannada ka fog Degmadaas, waxa ay bogaadiyeen doorka Dowladda Federaalka ku leedahay in ay helaan goob caafimaad oo baahi weyn ay u qabeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76702 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m51s72.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m51s72.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m51s72-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m51s72-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m51s72-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Mid kamid ah Bukaannada fursadda u helay in lagu daweeyo Isbitaalka ayaa sheegay in uu ka yimid deegaan 35 KM u jira dhanka Degmada Aadan Yabaal, waxa uu tilmaamay in safar dheer u geli jireen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76703 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m17s243.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m17s243.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m17s243-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m17s243-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m17s243-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxa aan ka imid meel 35 KM u jirta dhanka Bari ee Degmada Aadan Yabaal, daawadaan maanta la isiiyay halkii xabo waxaa la iga siin jiray $4 ama $5 oo waxaa ii dheeraa safarka gaariga aan raacay, waan u mahadcelinayaa Dowladda oo inoo hirgelisay Isbitaalka\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri mid kamid ah dadka adeegga caafimaad ka helay Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76704 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h57m18s157.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h57m18s157.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h57m18s157-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h57m18s157-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h57m18s157-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Aadan Yabaal Maxamuud Sheekh Xasan ayaa guul ku tilmaamay dib u howlgelinta Isbitaalka guud ee Degmadaas, waxa uu sheegay in Haweenka ay qaarkood dhiig-bax u dhiman jireen inta aan la gaarsiin goobaha Caafimaadka oo aad uga fogaa.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76705 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m08s122.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m08s122.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m08s122-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m08s122-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h58m08s122-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p><strong><em>\u201cXamar oo kale, Jowhar oo kale ayaa loo qaadi jiray Haweenka uurka leh ee dhali waayay &amp; dhaawacyada culus, niman Khawaariij ah ayaa ku sugnaa oo horay u kac malahayn Degmada Aadan Yabaal, Dadweynaha aad iyo aad ayaa loogu daweeyaa, waxaana ku socda dib u dhis lagu kordhinayo\u201d<\/em><\/strong> ayuu yiri Guddoomiyaha Aadan Yabaal.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76706 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m38s27.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m38s27.png 1280w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m38s27-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m38s27-1024x576.png 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/vlcsnap-2023-03-29-08h59m38s27-768x432.png 768w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya ayaa 6dii December 2022 waxa ay qabsadeen Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo 15-sano ay maamulayeen \u2018AS\u2019, Degmadaan waxa ay Muqdisho u jirtaa 245 KM Dhanka Waqooyi.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76709 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/317968604_1194851994783197_7491006082631795147_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/317968604_1194851994783197_7491006082631795147_n.jpg 1080w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/317968604_1194851994783197_7491006082631795147_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/317968604_1194851994783197_7491006082631795147_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/317968604_1194851994783197_7491006082631795147_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 26kii Maarso 2023 waxa uu booqasho taariikhda gashay ku tegay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe maadaama madaxweyne degmadaas taga uu ugu dambeeyay Madaxweynihii Dowladdii Militariga ahayd ee Maxamed Siyaad Barre oo Dowladdii uu hoggaaminayay ay la riday 26kii Janaayo 1991dii.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-76708 size-full\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52771771951_ed623b1960_o-1536x1024.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe DG Hir-Shabeelle ayaa 15-sano kaddib dib loo furay, maamulka Degmadaas, Shacabka &amp; howlwadeennada Caafimaadka ayaa si wadajir ah uga hadlay muhiimadda uu leeyahay Isbitaalkaan. Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee adeegga Caafimaad u tegay Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ayaa sheegay in dhibaatooyin xooggan ay qabeen 15-kii sano&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":76710,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76699"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76711,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76699\/revisions\/76711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}