{"id":7244,"date":"2018-09-18T09:49:56","date_gmt":"2018-09-18T08:49:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7244"},"modified":"2018-09-18T10:05:11","modified_gmt":"2018-09-18T09:05:11","slug":"nin-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-wareysi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nin-xaaskiisa-ku-dilay-muqdisho-wareysi\/","title":{"rendered":"Nin xaaskiisa ku dilay Muqdisho., Wareysi"},"content":{"rendered":"<p>Nin la sheegay in madaxa looga jiro ayaa saaka xaaskiisa ku dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaanna xaafadda Sarkuus .<\/p>\n<p>Ninkan ayaa waxaa uu Xaaskiisa dilkeeda u adeegsaday Baangad, Xaaska dhimatay ayaa u dhashay 5 Carruur ah.<\/p>\n<p>Waxaa lagu magacaabayay Hiddaayo Fiidow, waxaana ay u dhaxday Calas Geelle Salaad,oo ah Ninka ay saaka gacantiisa ku baxday.<\/p>\n<p>Cabdullahi Xuseen ayaa sheegay in Ninkan isaga oo waalan xaaska loo guuriyay,kaddibna uu caafimaaday,hase ahaatee falkan lagu arkay.<\/p>\n<p>Calas ayaa sidoo kale dhaawacay labo ka mid ah Caruurtiisa,Ciidanka Booliska ayaa xabsiga dhigay Ninka dilay xaaskiisa.<\/p>\n<p>Calas iyo Hiddaayo ayaa muddo wada noolaa,waxaana Mustaqbal Radio dilkan uga warramay Cabdullahi Xuseen oo ah Abtiga wiilka wax dilay.<\/p>\n<p><strong>Dhegeysi,Wareysiga Cabdullahi Huseen oo la hadlay Mustaqbal Radio.<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-7244-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Nin-xaaskiisa-dilay.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Nin-xaaskiisa-dilay.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Nin-xaaskiisa-dilay.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin la sheegay in madaxa looga jiro ayaa saaka xaaskiisa ku dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaanna xaafadda Sarkuus . Ninkan ayaa waxaa uu Xaaskiisa dilkeeda u adeegsaday Baangad, Xaaska dhimatay ayaa u dhashay 5 Carruur ah. Waxaa lagu magacaabayay Hiddaayo Fiidow, waxaana ay u dhaxday Calas Geelle Salaad,oo ah Ninka ay saaka gacantiisa ku baxday&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1525,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7244"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7244"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7244\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}