{"id":721,"date":"2018-07-04T10:10:27","date_gmt":"2018-07-04T09:10:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=721"},"modified":"2018-07-04T10:10:27","modified_gmt":"2018-07-04T09:10:27","slug":"daacish-oo-shaacisay-geerida-wiil-uu-dhalay-hoggaamiyahooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/daacish-oo-shaacisay-geerida-wiil-uu-dhalay-hoggaamiyahooda\/","title":{"rendered":"Daacish oo shaacisay geerida wiil uu dhalay hoggaamiyahooda"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Daacish ayaa shaaciyay in uu geeriyooday wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ururkaas Abuubakar Al Baqdaadi.<\/p>\n<p>Wiilkan waxaa lagu magacaabi jiray Xudeyfa Al Badri,waxaana war ay soo saartay Daacish ku sheegtay in uu ku geeriyooday weerar Ismiidaamin ahaa oo uu ka fuliyay Gobolka Xomis la yiraahdo ee dalka Syria.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in Talaadadii gelinkii dambe uu Xudeyfa isku qarxiyay Ciidamada Dowladda Syria iyo kuwa Ruushka oo guluf dagaal ka wada Gobolkaas.<\/p>\n<p>Sawirka ay baahisay Daacish waxaa ka muuqda Xudeyfa oo u muuqda mid aan gaarin da&#8217;da 15ka Sano,waxaana aad looga hadal hayaa Caalamka iyada oo la rumeysan yahay in tani caddeyn u tahay adeegsiga Carruurta ee Ururka Daacish oo dhowr jeer lagu eedeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Daacish ayaa shaaciyay in uu geeriyooday wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ururkaas Abuubakar Al Baqdaadi. Wiilkan waxaa lagu magacaabi jiray Xudeyfa Al Badri,waxaana war ay soo saartay Daacish ku sheegtay in uu ku geeriyooday weerar Ismiidaamin ahaa oo uu ka fuliyay Gobolka Xomis la yiraahdo ee dalka Syria. Warbixinta ayaa lagu sheegay in Talaadadii gelinkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=721"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/721\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}